Taariikhdu Markay Ahayd 20-01-2013 Waxaa Magaalada Baydhabo Janaay ee Xarunta Gobolada Koonfurta Soomaaliya uu Gabar ugu Dhalatay Maxamed Shuurow Nuur (Nuurkay) iyo Xaliimo Iidow Caabud.
Waxaa Halkaan Tahniyad Dhalasho Farxad Leh Ka Diraya Dadka Kala Ah:-
Reer Shuurow Nuur, Reer Iidow Caabud, Reer Sooyaan, Reer Cabduqaadir, Reer Awxasan, Anisa Cadow iyo Ciyaalkeeda, Caamir Xassan Colow iyo Xaaskiisa, Bashiir Xabashow iyo Xaaskiisa, Habashow iyo Xaaskiisa iyo Caruurtiisa iyo Cabdicasiis Sheekh Nuurow, dhamaan Eheladaan iyo Asxaabtaan oo kala Jooga Dalalka Soomaaliya, Itoobiya, Kenya, Uganda, Mareykanka, Kanada, Holand, Sacuudiga, Kuweyd waxay Tahniyad Dhalasho u Dirayaan,
Maxamed Shuurow Nuur (Nuurkay) Iyo Xaliimo Iidow Caabud
Oo Gabari ugu Dhalatay Habeenimadii Isniinta 20-01-2013 Xaafada Berdaale ee Magaalada Baydhabo Janaay Gabadhaan oo loo Bixiyay Saabriina Maxamed Shuurow Nuur, Waxaana Ilaah ugu Baryaynaa inay Noqoto Mid Waalidkeeda, Diinteeda, Dadkeeda iyo Dalkeeda Anfacda……Aamiin…Aamiin…Aamiin.
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email:Â Ishabaydhaba@hotmail.com