Warbixin Muhiim ah oo Ka Faaloonaysa Mashruucii Sonkorta ee Mareerey (Qeybtii 2-aad)

Posted by on Jan 19th, 2013 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar, Wax soo saarka Beeraha. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Waxaynoo joogtay isbuucii hore dadkii lasocday warbixinteena shirkada burkar oo laqaabilsiyey  taba barto  maamulkii iyo shaqaalihi kashaqeyn lahaa mashruuca.

Waxaana kaqeybqaatay dhoor shirkadood fulinta mashruucaas  ee sonkorta ee mareerey maanta waxay kubilaabanaysaa warbixinteena sidan.

Waxaa la bilaabay in lacalaamadeeyo soodintii mashruuca sanadku markuu ahaa 1976kii .

Khubaradii ugu horeysay waxay ahaayeen sahmiyaal  eegaysay ama baaraayey meelaha ugu haboon ee laga sameynaayo warshada iyo faraxa lagajeexayo meelahaas oo dhan waxaa laga qaaday carro si loo baaro loona ogaado meelaha kuhaboon in lagu beero qasabka sonkorta.

Waxaa kadibna xigtay baaritaan lagu sameynaayey biyaha ama tafaasiil lagu ogaanaayey  webiga jubba xadiga  iyo dhanka xadiga biyaha webiga  sanadkii oo dhan.

Kolkii uu dhamaaday saxankii hore ee mashruuca waxaa lago’aansaday inlaga dhiso warshada  iyo magaaladaba laga dhiso agaarka tuulada mareerey .

Mareerey waxaa kaloo ay aheyd meel muhiim u ahayd dhanka shaqaalaha sahmiyaashii hore waxaa sooraacey khubaro dhanka beeraha ah oo abuuray qasab shini unoqda beeaha sonkorta.

Seddax bilood kadib markii lasaxiixey qandaraaska mashruca waxaa lawada jerey geedihii kuyaaley meeshii loogu sahmiyey inlagu beero qasabka sonkorta.

Waxaa Diyaariyey Aadam Abdi ishak (Gentleman)

Khabiir Dhinaca Beeraha iyo Deegaanka.

Email: Aadamyare11@hotmail.com

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

 

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Blog
WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology