Barnaamishkii Dadow Doodnooy oo alaaba barateen in aan idin soo gudbino Todobaadkiiba mar ayaa Todobaadkaan waxaa inoogu marti ah Dr. Xareedo Ibraahim Boolis, Saxafiyad Sacdiya Macalin Salaad iyo Aqoonyahanad Aamino Xasan Birkaan.
Barnaamishka ayaan waxaan diirada ku saari doonaa Doorka Haweenka Koonfurta Soomaaliya ay ku leeyihiin horumarka Lixda Gobol ee Koonfurta Soomaaliya iyo Wax uqabashada Dadka ku Dhaqan Goboladaas.
Daawasho Wacan.
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com