Waxay dadka soomaaliyeed ee kutaxan ama lasocda barnaamijkeena waxsoosaarka beeraha ee aan maalinkasta oo sabti ah aad ka akhrisataan websitka ishabaydha.com in aan idinkusooban dhigo maqaalo, waxbixino aan isleeyahay shacaka somaaliyeed waykafaa’idaysankaraan ayaan idinsoogudbiyaa.
Maanta oo sabti ah waxaad insoogud binayaa warbixin muhiim ah oo kusaabsan mashruucii sonkora mareerey ee wadankeena soomaaliya gaar ahaan gobolada koonfureed.
Mashruucii sonkorta mareerey hadaan waxyerka kasheekayno magaca mareerey si ay dadka aan garaneynin ay ugu faa’idaystaan warbixintan kahor inta aan gugda galin kasheekayna mashruuca sonkorta mareerey.
Mareerey: waa magaca tuulo kutaalo gobolada koonfureed ee dalka soomaaliya gaar ahaan waxay sitoos ah udhacdaa ugu tirsantahay tuulooyinka gobolka shabellada hoose.
Waxay seddax dhibcood kaxigta xariiqa dunida labo ukala qeybiya waa halka uu kusoofataho webiga jubba ee kuyaala koonfurta wadankeena soomaaliya.
Agagaaraha webiga juba waa dhul carasan ah laakin waxay halisgalaan markuu webiga soofataho.
Webiga ayaa waraabiya dhulka sida aynu wada ognahay dhulkuna waxaa kunool ama kafaa’idaysta waxbadan dadka fahamsan qaabka loogu faa’idaysto dhulka.
Waagii hore ma aysan hayn wax warshido ah kahor warshida sonkorta tuulada mareerey.
Xooluhuu waa shayga ugu weyn oo intabadan ay dhaqdaan dadka soomaaliyeed dadkunoolna tuulada mareerey qaarkood waa kunwo xoolo dhaqato ah.
Waxaa u dhow sida tuula mareerey webiga jubba ayaa waxaa uu kudaraa badweynta hindiya kheyraadkiisana lama xisaabinkaro soomaaliya kama maraamikarto kheyraadkaas inkastoo weli aan dakeenu ugu faa’idaysanin kheyradka wadankeena.
Lasoco isbuuciyada soo socda waxbino xane ah oo kusaabsan mashruuca sonkorta ee mareerey oo ahaa mashruuciyadii muhiimka ahaa ee soomarey wadankeena soomaaliya.
Waxaa Diyaariyey Aadam Abdi ishak (Gentleman)
Khabiir Dhinaca Beeraha iyo Deegaanka.
Email: Aadamyare11@hotmail.com
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com