1-Cabdi Farax sheekh C/qadir W/dowladaha madaxtooyada
2-Dr Maxamed Nuur Gacal W/dowlaha arrimaha dibada
3-Mahdi Maxamuud Cali W/dowlaha arrimaha gudaha
4-Maxamed Rashiid Sheekh Daahir W/Dowlaha Maaliyada/DM/Yantaar
5-Maxamuud Ismaaciil Barqadle W/Dowlaha Horumarinta Iyo Adeega Bulshada
Magacyada 20-ka Wasiir Kuxigeen
1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigenka arrimaha Dibada
2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeebka arrimaha dibada/DM/Duubane-Jiide
3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha
5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada
6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada
7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta
8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta/DM/Boqolhore/Dissow
9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada
10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada
11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud
12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika/DM/Shantacaleemood
13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka
14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka
15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.
16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga
17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ku xigeenka Ganacsiga
18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga
19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta
20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta/DM/Garwaale
Ashraf Macalin Nuur
Xafiiska Ishabaydhaba.com
Muqdisho Soomaaliya
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com