Waxaa goordhaw lagu Dhawaaqay Wasiirrada ku Xigeenada iyo Wasiiru Dowlayaasha Xukuumada Soomaaliya.
Kulan maanta ka dhacay Xafiiska Ra鈥檌isal wasaaraha Xukuumada Soomaaliya oo uu shir gudoomiyayay Ra鈥檌isal wasaare 聽Cabdi Faarax ayaa lagu dhameystiray dhismaha xubnaha golaha wasiiradda Cusub ee Soomaaliya.
Wasiiro kuxigeenada lagu dhawaaqay ayaa gaaraya 20 Wasiir, halka wasiiru dowlayaasha ay iyaguna gaarayaan 5 Wasiir dowle.
Lasoco Magacyada Wasiirada Goordhow lagu Dhawaaqay Haduu Alle Yiraahdo.
Ashraf Macalin Nuur
Xafiiska Ishabaydhaba.com
Muqdisho Soomaaliya
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com