Daawo Sawirrada: Madaxweynaha Soomaaliya oo la Kulmay Dhigiisa Dalka Turkiga

Posted by on Dec 5th, 2012 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay madaxweynaha dalka Turkiga Abdallah Gul, iyadoo kulankan uu ahaa kii ugu horeeyay oo aay labada madaxweyne yeeshaan, waxaana ay ka wada hadleen arrimo dhowr ah oo ka mid ah is bedelada iyo horumarada ka jira Soomaaliya.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa markii uu gaaray qasriga Madaxtooyada waxaa uu salaan sharaf ka qaatay Ciidamada qalabka sida, iyadoo halkaas uu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Turkiga Abdallah Gul.

Labada Madaxweyne ayaa si gaar ah uga hadlay siyaasada iyo ammaanka, isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh uu uga mahadceliyay Turkiga taageerada hagar la’aaneed ee ay la garab taagan yihiin shacabka Soomaaliyed.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa u kicitimi doona magaalada Istanbul, si uu halkaas ula kulmo Ra’iisul Wasaaraha Turkiga Recep Tayyib Erdogan.

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Premium WordPress Themes
Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology