War deg deg ah: Suldaanadii iyo Malaaqyadii ka Qeyb galay Ansixinta Dastuurka oo Goordhow soo gaaray Baydhabo

Posted by on Dec 4th, 2012 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Malaaqyadii iyo Suldaanadii ka qeyb galay ansaxinta Dastuurka cusub iyo soo Xulista Xildhibaanada Baarlamanka Somaaliya ayaa goordhow ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo Janaaay.

Markii ay kasoo dageen Garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa waxaa si diiran u soo dhoweyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Baay iyo Kan Dedmada Baydhabo iyo dadweyne aad u badan.

Xubnahan dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo ee  Xarunta Gobolada Koonfurta Soomaaliya ayaa waxaa ay ka koobnaayeen dhowr Odayaal Dhaqameed.

Mid kamid ah Malaaqyada oo la hadlay warbaahinta Ishabaydhaba.com ayaa sheegay in ay ka qeyb qaateen ansaxinta dastuurka dalka, soo xulista Xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya iyo dhisida dowladda cusub ee Federaalka Soomaaliya.

Fillo Sawirro Haduu Alle Yiraahdo.

Wariye Maxamed Cade

Xafiiska Ishabaydhaba.com

Baydhabo Janaay

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Theme

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology