Waa Barnaamishkii Xiisaha Badnaa ee Dadow Doodnooy oo aad nagaga barateen in aan idin soo gudbino isbuuc kasta.
Isbuucaan waxaa Marti ku ah Barnaamishka Madaxweynaha Koonfurta Soomaaliya Cali Cabdi Baab iyo Dr. Xasan Xaaji Abuukar.
Daawasho Wacan.
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com