Ciyaar Aad u Xiisa Badneyd oo Galabta ka Dhacday Magaalada Baydhabo Janaay (Sawirro)

Posted by on Dec 2nd, 2012 and filed under CAYAARAHA, KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Ciyaar xiiso badan oo kamid ah Ciyaaraha ka socda Magaalada Baydhabo Janaay ayaa galabta ka dhacay Garoonka Dr.Ayuub Stadium ee magaalada.

Ciyaarta oo aheyd mid xiiso badan ayaa waxaa isku arkay kooxaha kala ah FC-Berdaale iyo FC-Laba Dhegax, waxaana Daawashadeeda kasoo qaybgalay Boqolaal qof.

Ciyaarta oo aheyd mid aad u adag ayaa waxay ku dhamaatay 0-0 waxaana markii dambe la dhigay Rigoore oo hadana ay is mari waayeen labada kooxood kuna dhaamatay markale Ziiro-Ziiro, waxaana lagu wadaa in markale lagu soo celiyo Ciyaartaan waa sida ay inoo Xaqiijiyeen Gudoomiyaha Guddiga Sportiga Gobolka Baay Xasan Zubeer Xaaji iyo Xoghayaha Sportiga Degmada Baydhabo Nuur Sheekh Ibraahim Delpiero.

Kala Soco Mar Walba Ciyaaraha ka Socda Magaalada Baydhabo Shabakadaha Ishabaydhaba.com iyo Daafeet.com

Fillo Sawirro Intaan Ka Badan.

Wariye Maxamed Cade

Xafiiska Ishabaydhaba.com

Baydhabo Janaay

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Free WordPress Theme

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology