Saabir Colaad Golley, Maxamed Aflow, Iyeeyow, Xuseeney, Galoolow, Madkey, Mash Mash, Yuusuf Cabdulaahi Sheekh xaamud, Caasho Isaaq, Tuulo Tuulo, MM Yaroow, Maxamuud Maxamed Isaaq, Maxamed Malaaq, Cabdulaahi Idiris deerow, Cabdow Cali Nuur, Hooyo Batuulo Mursal Aadan iyo Aabe Isaaq Ibraahim Maxamed Dhammaan Eheladan iyo Asxaabtan Waxay Tahniyad Dhalasho u dirayaan:-
C/laahi Isaaq Ibraahim {Dhegey} Iyo Faadumo Isaaq Maxmed Ibraahim oo Gabari ugu Dhalatay Magaaladda Baydhabo Janaay gaar ahaan Xaafada Isha Laanta Aafaraad Gabadhaan oo loo Bixiyey Sacdiyo, Waxaan Ilaahay uga Baryeynaa inay Noqoto Mid Dadkeeda iyo Dalkeeda iyo Diinteedaba Anfacda Waalidkeedna u Noqota Baariyad… Aamiin……Amiin……Aamiin.
Heestii Dhalasho.
Wariye Maxamed Cade
Xafiiska Ishabaydhaba.com
Baydhabo Janaay
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com