From Huddur District All are There
Anagoo Kala Ah:-
Hooyo Deeran Nishe
Aabe Aadan Maxamed Nuur iyo Xaaskiisa
Cabduqaadir Aadan Maxamed(Imba) iyo Caruurtiisa
Maxamed Aadan Maxamed (Xamarey), Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa
Cumar Aadan Maxamed.
Dhamaanteena Waxaan Halkan Tahniyad Aroos uga Direynaa Arooska iyo Aroosada kala ah:-
Yaasiin Aadan Maxamed Nuur iyo Marwadiisa Ikraan Aadan C/maans Shodog oo Aqalgalkooda kadhacay Caasimada Dalka Soomaaliya ee Muqdisho 25/11/2012 Waxaanu leenahay Guur kiina Guur Kheyr Gurigiina Guri Nagi.
Wariye Deerow
Xafiiska Ishabaydhaba.com
Xudur Soomaaliya
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com