Daawo Sawirrada: Odayaasha Digil iyo Mirifle oo Magcaabay Guddi Farsamo oo ka Kooban 7 Xubnood

Posted by on Nov 25th, 2012 and filed under KEYDKA SAWIRADA IYO XULKA WARARKA, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Markii la soo geba-gebeeyay wada tashi muddo dheer socday oo odayaasha la yeesheen qeybaha kala gedisan ee bulshada

Markii la arkay dhibaatooyinka heysta dadka deegaanka聽 iyo baahida loo qabo in maamul xalaal ah loo helo deegaanadaas

Tixgelin la siiyey federaaleyta dalka

Maanta oo taariikhdu tahay 24-ta Nofember 2012, Odey dhaqameedyada Digil Mirifle waxay magacaabeen guddi farsamo oo soo diyaariya nidaamka iyo qaab dhismeedka Maamul Goboleed ku meel gaar ah (KMG). Gudiga wuxuu ka kooban yahay 7 xubnood oo kala ah:-

1. Gen Maxamed Sh. Xasan

2. Mudoobe Nuunow Maxamed

3. Cabdullahi Shaleetay

4. Maxamed Aden Ibraahim

5. Eng Saalax Sh. Cusmaan

6. Cabdi Aden Hoosow

7. Ibrahim Aden Mohamed

Muddada jiritaanka guddiga waa labo bilood, wuxuuna howshiisa ku eg tahay marka la soo dhamaystiro hawlaha guddiga.

Wixii faaffaahin dheeri ah kala xiriir:-聽 Sultaan Warsame Suldan Ibrahim Ibrow +252 61 8881684.

Wariye Cali Ilyaas

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress主题

WordPress主题
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright 漏 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology