Agaasimaha Shabakada Warbaahinta Ishabaydhaba Ilyaas (Qalinle), Agaasime Kuxigeen Maxamed Cade, Tifaftire Ashraf Macalin Nuur iyo dhamaan Bahda Ishabaydhaba.com.
Amiin Cumar Maxamed Aadan, C/casiis Cabdi Nuur C/raxmaan, C/shakuur Xaaji C/kariim, Faadumo Maxamed Aadan iyo Caruurteeda, Xasna Xaamuud Maxamed Aadan iyo Caruurteeda, Bishaaro Xaamuud Maxamed iyo Caruurteeda, Xabiiba Cadow Cabdalla Shariif iyo Caruurteeda, Luul Siidcali Cabdulle iyo Caruurteeda, Xaawo Siidcali Cabdulle iyo Caruurteeda, Khadiijo Ibraahim, Xabiibo Siidcali iyo Caruurteeda Dhammaan dadkaasi waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan:-
Cumar Saciid Cali iyo Nuurto Cali Nuur oo uu xalay wiil ugu dhashay magaalada Jeerow ee Gobolka Shabeelaha Hoose, wiilkaas oo loo bixiyay Anas Cumar, waxaanay leeyihiin soo kor oo soo barbaar oo noqo kii Waalidkiisa, Diintiisa, dalkiisa iyo dadkiisaba anfaca, magac iyo manfacna ifka ku hela. Aammiin, Aammiin Aamiin.
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com