Kusoo dhowaada akhriistiyaasha sharaftaleh meelkastoo aad dunida aad kajoogtaan barnaamijka waxsoo-saarka beeraha waxaan kusoo qaadanaynaa maanta barnaamijkeena faalo koooban oo kusaabsan lowska.
Lowska markiisa ugu horeysay waxaa lagu beeray wadanka U.S.A gaar ahaan koon furta mareyksnka.
Baniaadmka jirkiisa ayaa waxa uu u baahan yahay in uu helo cunto uu oo ka helo tamar iyo nafaqo.
Nafaqada ayaa waxa ka mid ah dufanka kaaso oo aynu ka helo meelo kala duwan sida xoolaha iyo dhirta. Dhirta laga helo saliida sida sisinta, qumbaha,gabaldeye iyo lowska ayaa ah kuwa aynu ku qabno manaafacaad badan laakin muhiimada uu leeyahay lowska dadkeena madareensano .
Hadaba lowska ayaa ka mid ah miraha dhirta aynu ka helo duxda. Waxaana lo’ogaaday in lowska la duboo uu ka fiican yahay ka aan la dubin.
Dadbanina arintan aad ayay uga yaabisay saliid ayaa laga sameyaa lowska taasoo lagu fuulka lacuno .
Natiijadan ayaa lagu gaadhay baadhitaan lagu sameeyay wadanka Maraykanka. Waxa la arkay markii tijaabada la samaynayay oo dab badan lagu dubayay lowska uu yeelanayo diir kulaylka badan ka difaacayay.
Diirkaasina waxa uu ka ilaalinayaa in vitamin E-du ka baxdo. Waxa kale oo badanaysa avantioxidanter marka marka la dubayo.
Waxana natiikjadu noqonaysaa in marka la dubo lowska uu boqolkiiba 22 noqonayo mid waxtar badan leh.
Lowska meelkasta oo waxlagubeero wuu kabaxaa ee wadankeena soomaaliya waxaa jiro dadyer oo beero lowska iyagoona ku dhexbeero dalaqyo kale oo ay beertaan .
Sida aynu kusoo sheegnay qeybta kore in uu faa’iido badan uu leeyahay loowska sidaas darteyd qofkasta oo soomaaliya waxaan kuladardaaramayaa inuu beerto kanafaa’iidaysto lowska.
Dhuul barwaaqo waynu leenahay ee aan kafaa’iadaysano beeraha aan aan falano si aan u hormano wadankasta oo hormarey waxaa uu hormariyey beeraha tusaale ahaan waxaad fiirisaan dhamaan dowladaha hormaray waxay hormariyeen beeraha .
Waxaa Diyaariyey Aadam Abdi ishak (Gentleman)
Khabiir Dhinaca Beeraha iyo Deegaanka.
Email: Aadamyare11@hotmail.com
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com
marka hore waxaan salaamayaa hool wadadeeana websatka ishabaydhaba.com marka labasadna waxaan si aad ah usalaamayaa walaalkeena aadam abdi ishak oo aynu ugu baranay barnaamij aad uwanaagsan oo ah waxsoosaarka beeraha oo aysan ilaa hada arkin qof sidaasa oo kale nooga siya maclumaad wanaagsan
aniga barnaamijkaan waxabadan ayaan kafaa’idaystay waan kuumahadcelinaynaa mr:Gentleman siiwad weligaana joog allah kaa abaal mariyo shaqada aad u hayso dadka soomaliyteed barnamijkaan waa mid aad loogu baahanaa msahadsanid.

waxaan nkaloo kacodsan leeyahay dadku hanoqqodaano kuwo lasocda barnaamijkaan oo sifican ufiican maxaa yeelay waxaa kafa’idaysaa waxyaabo aadan ugeyn dhamaan walalkeena aadan waxaan kacodsanaynaa in uusan joojinin barnnaamijka oo uu siiwado si aynu ugu faa’daysano thanks
waan kusalaamayaa sxb aadam gentleman sidaa qiimaha badan ee aad markasta dadka aad ugu faa idayso waankaagam,adcelinaynaa waxbadana waan kafaa’idaysanay barnaamijkaan waxsoosaarka beeraha bahda webka waan umahadcelinaynaa sida ay usii bandhigaan had iyo jeer.