Ardayda kasoo jeeda Gobolada Koonfurgalbeed Soomaaliya ee wax kabarata wadanka suudaan ayaa Tacsiyo tiiraanyo leh udiraayo ehelkii , qaraabadii , asxabtii uu ka geeriyoodey iyo dhamaan Qowmiyada allah unaxaristee marxuum yaasiin maxamed aadan oo ladhashay siyaasigii caanka ku ah C/qaadir Maxamed Aadan (Zoobe) waxana alle uga baryeyaan marxuum yaasiin maxamed aadan in uu janada Fardowso ka waraabiyo.
Waxaana halkaan tacsiyada kadiraya Ardayda kala ah.
1:Maxamed Qaasim (awow) oo ah gudoomiyaha ururka ardayda koonfurgalbeed soomaaliya
2:Cabdirisaaq xaaji xusen (Dalmar)
3;Aadam Abdi ishak (Gentleman)
4:Cabdimadiij abdi macalim.
5:Xasan cabdullaahi isxaaq (taysan)
6:Mukhtar aadan ibraahim
7: Cabdullhi nuur maxamed
8:Maxamed aadan abdiladhiif
9:Maxamed samow abdi .
10:Cabdi samed cabdullaahi huud
Waxaan Allaah (Subxaanahu Watacaalaa) uga baryaynaa inuu u naxariisto, dembigiisa dhaafo, qabrigiisa u waasiciyo, ugana dhigo beer ka mid ah beeraha Jannada.
Aadam Abdi ishak (Gentleman) .
Khartuum——-suudaan
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com
Ardada DM nagalasoo xiriira waa walaalihiina dalka tk
Gaar ahaan Istanbul 00905532893145 ama jumburvip@hotmail.com.