Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayey magacaabista Degmooyinka Cusub ee Dolondoole iyo Buula Jadiid, laguna soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Beelaha Boqolhore isugu Yimaadeen Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiy.
Halkaan Ka Daawo Khudbadaha Xaflada.
Daawo Al Fanaan Mustafe Sheekh oo Wacdaro ka Dhigay Xaflada.
Daawo Fanaan Mustafa oo Heeso Wadani iyo Kuwa Jacaylba ka Qaaday Xaflada.


Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com




xambalyo xambalyo xambalyo waxan u xambalyeynaya dhaman q.dm o degmoyin lo magacaabey bay iyo bakool runti wa frxd iyo gul noso hoyatay wayey dadka arlaadina waxan leyahay dega o guriyal ka dhista degmoyinkas tedakale wepsite kan ma ahan wepsite hal bel kali ah iska ledahay wa wepsite caalami ah umada somali o dhan ka dhaxeyo gar ahan rer arlaadi o ula jedo dm runti qofki dhaha wepsite beled waye kas waxa dhihi kara wali wu jirinyahay jaahilnimo aya qalbigisa ku jirto iyo cuqdud beled walaaliyalow naga daya waxas hormar malaga gare anaga rahawen aya nahay wax kale naga daya jaahil adne la jan qad dadka niyad nadifka ah
waa guul usoo hooyatey digil iyo mirifle hambalyadana waxaa leh reer boqol hore tani maxaa xigi doona sidaan horayba ugu baraney reer mirifle iyagaaba iska daba hadli doona oo is caaradi noona xitaa degmooyinkaan ayaamba loo quuri doonin dad ayaa jira horumarka aan ogoleyn hadeyba noo muuqata maalmaha soosocdana dhihi doona anagu waxba ma istaahilnee halaga noqdo magacaabista degmooyinkaan hadiikale iyaga ma lahan anagaa iska leh taasina waxay abuuri doontaa colaad iyo siyaasad qalafsan kadigtoonaada kuwa colaada kashaqeeya cadowga DM waxaan ku ogaan doonaa xaflada xigtaa tan cidwaliba ha isku tashato guuleysta boqol hore horeyna u socda
waaaaaaaaaaaaaaaaaaw reer boqol hore farxadaan keligiin ma ahan ee anaguna waan idinla qabnaa anigoo kawakiil ah koofur galbeed waxaad mudan tihiin hambalyo degmooyinka la idin magacaabeyna waxaan leeyahay hambalyo waana ku faraxsanahay cidwalba waxaa laga rabaa iney idin hambalyeeyso digil iyo mirifle indhihiisa ayaa tihiin waayo waxaa la arki doonaa dad badan oo idinku dayda kana shaqeeya horumarka dalkeena idinkaa ku dayasho mudan gabdhaha boqol horena waxaan leeyahay hambalyo mida kale waxaan leeyahay digil iyo mirifle guuleysta xafladaan waa taariikhi cidna waxlooguma sheegin mana lagu caaradin kuwa xigana sidaan oo kale haloo qaabeeyo isha baydhaba mahad sanid howl wanaagsan ayaad qabateen guuleysta
asc look how is girls wearing nice cloth oh my alah bless boqolhore iskuduubnaada bahweynta reeer boqol hore again viva my reeer arlaadi and hambaliyo noolaada adawgiinana dhulka dhexdiisa hagalo guul ….
asc waaaaaaw hambaliyo hambaliyo i,m happy to see boqolhare doing something like that they are doing goood job viva boqolhore viva isha baydhaba.com thank you isha baydhaba
Hambalyo reer Boqol Hore, halkaas ka sii wada, insha’allah dadaalkiina laba jibaara. Waayo waqtigii shaqsi wax laga sugayey waa dhmaatey, waqtigii wax la inoo qeybina jirey ama la inoo kasi jirey waa dhamaatey. Villa Somalia cid nooga wakiil ah ma jirto anagaa is metelna. Beelaha DM ee kale qaasatan waxa ka socda Shabeelaha Hoose halaga hor tago, ee hurdada halaga kaco. Waayo walaalaheena Digil ee Shabeelaha hoose hadlin anaga boos inagama banaana. Ha dalbadaan in ciidanka Mooryaanta laga dulqaado ama iska xoreeyaan anagana hiill i hooba waad inaga heleysaan waa dulmi ma jeclini, umada la dulmiyana ma daawadan karno iskaba daa dad inagu dhiig ah.
HAMBALYO BAHDEEY REER BOQOL HORI
GUUL DEGMADA DALANDOOLI
Afardhukubi ii Uddurmugaawli, Afar Geed goosi ii Eelawtii bari, Istab ii Abag Aamir, Emed Alyow ii Gauudey Harqaan intii Eel Jiireed .
Digdi ii Dalandooli, EelkiI Sigli, Karre ii Lafaale intii Eel Suus
elelkii ku weeri uuw maa ey leh mey erraaw.
BY: Afar Dhukubi Abboosho.
asc hadal badani haan ma buuxsho walaalaha boqol hore amaan ayey mudan yihiin waxaana ay kusocdaan ama ay mareen wadadii saxda ahayd hadaanan la is xaqireyn guuleysta daacadnimadiina ayaa idinla jirta anaguna noosoo duceeya inaan noqono sidiina oo kale indhahaa idinku doogsadey waana wax fiican waxaad qabateen noolaada hal cadow ayaan leenahay digil iyo mirifle cadogiisa hajabo inta jecel samaheena waxaan leenahay idinkuna nabad ku noolaada
asc dhamaan akhyaarta isha baydhaba codkooda ka dhiibatey waxaan idin leeyahay xafladaani waxay sharaf utahay digil iyo mirifle dhamaantiisa waayo walaalaheena boqol hore waxay naxasuusiyeen hidaha iyo dhaqan keena ku dayasho ayeyna mudan yihiin waxaana leeyahay hambalyo xafladaani ma ahayn mid la dhayal sankaro waxayna naga mudan yihiin inaanu u mahadnaqno malyuun jeer intaasi kadib horay aynu usocono reer waliba wax qabad ayaa laga rabaa iyo iney kafikeraan aayahooda sida walaalaheena boqol hore viva boqol hore digil iyo mirifle cadowgiina hajabo oo guuleysta
SCW, marka hore waxaan salaamayaa bahda ishabaydhaba salaan kadib howsha aad u haysaan umada digil iyo mirifle waan idinkaga hambalyeynayaa,intaas kadib beeslaha boqolhore waxa ay qabteen howl wanaagsan oo ku dayasho mudan loogana baahan yahay beelaha kale ee digil iyo mirifle in ay iyagana ka tashadaan sidii deegaanadooda ay u hormarin lahaayeen dhinac walba hadii intaas laga hello beel walba oo digil iyo mirifle ah aniga waxaan qabaa in mar horeba horumar la gaari lahaa yaanan laysku mash quulin wax aan jirin, sidoo kale yaanan laysku mashquulin ee qolo walba haku mash quusho danaheeda gaarka ah hurdada ha laga kaco digil iyo miriflow. waxaan idin leeyahay u noolaada cadowgiina ileen digil iyo miriflow wax qabad waa la idinka waayay iska noolaada.
sxb yaal yaan la is caayin.aflagaadadu waa mamnuuc.kaliya hala is waaniyo.ee wax hala isku sheego.waad mahadsan tihiin dhamaan.amaan gaar ah waxaa iska leh ishabaydhaba.com.
Waxaan leeyahay walaalaheen reer digil hadakahorna gurmad iyo gargaar waan idin sameeynay waan jecelnahay walaaltinimadiina ee dhiig is ku yeela ee kaca. Kaca digiloow kaca mirfle waa walaalihiinee ku deyda teeda kale hadaanahay dhalinyarada reer boqol hore ee ku nool kofur africa waan taageernay waana lasoconaa wanataageernay waxaan diyaarinteeda ku jirnaa xaflad midaa iyo mid lamid )madeymacalin xasan madey madoobe)
hambalyo walaalaheena boqol hore waxaad mudan tihiin in la idinku daydo laakiin dad ayaa jira aan rabin horumarka digil iyo mirifle waxaan idin leeyahay guul
dhamaan waan indin salaamey boqol hore meel walba aad joogtaan waxaan idin leeyahay ilaah ha idinka qabto cadowga meel walba uu joogo qofka tacaliiga ku sameeye qoraalka oo la gu maga caabo asharoow waxaan ku leeyahay hadii aad ku xuntahay xalada sidaan oo kale sxb adiguba qabiil ayaad ka dhalatey sxb maad samey sataan waxaan u maleynayaa adigu in aad tahay wacel waayo waxaad wadataa sifooyinka lagu tilmaai jitry wacelka waayo waxaa lagu garanayaa wecelka wax yaalo bada marka adiga waxyaalahaas mid ka mid aha ayaad wadataa marka asxaabta sharafta muda waxaan idn leeyahay nika lagu maga caawo asharoow hadalkiisa waxab ha u arkina waayo waa wacel hadalkiisuna ka soo qaad malaha viv boqol hore meel walba aad joog taan by
sc eed i eed ya ing mahadsijhiing ingtii han hangbaliyeyty beelaha boqolhore laakiing may kurajeeganee inii liis garabsithy beel welby beelii inis dhowiyiing lsgarib qobsithaang sy hadhow liingky guthiby guud haang dighil iyo mirifle oo dhan
walalaha digil.waxan leeyahay ma ahan walaalihiin mirifle kuwa cadow idinku ah.bal mar walba waxay jecelyihiin.wanaaga iyo horumarka aw-digil.taas waxa daliil u ah.xiligii rra in ay uso gurmaden walalahooda digil.g-shabeelaha hoose.ka dib markii ay so xureeysten goboladooda.ilaa habaaraney laga saarey qaybo badan o ka tirsan.sh-hoose sida kurtun waarey dacaaraha toora toorow ilaa qoryooley.kadibna reer digil ay dhaheen inooga baxa deegaanadeena.hawargidir inii biidan oo na qabsatan ya fado haaytan reer mirifla.taasi waxay sawabtey rra inay isaga baxaan g-sh-hoose oo dib ugu laabtaan deegaanadooda mirifle.taasina hawaaraney ay ku faraxday.marka wxaan dhihi lahaa reer aw digil midooba cadowga habar gidirna iska kicya.anaga waxad nooga baahataan diyaar ayaan u nahay.thanks ishabaydhaba.com.
Mirifle walaal magalaaw, ee hadii unu digil ena iska tashanooy. dad kiin soo jeeda ma eh mirifle digilow naf is gili hundurmeeda ku kanooy warkay saasaa ka dhamaysadee ana.
waaaaaaaa yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaab aduun beelaha mirifle waxay ku jiraan isku hambalyeen iyo marxabaysi degmooyin loo magacaabay, beelaha digilna wel wel aan dhamaad lahayn ayay ku jiraa oo gobol dhan ayaa lagu ciriirinayaa aaway walaal tinimada soo jireenka ee ka dhaxaysay digil iyo mirifle, inta layskugu marxabayn lahaa maa laga fikiro deegaanada duulaanka lagu yahay sida loo badbaadin lahaa oo la isaga kaa shan lahaa.
taa micnaheeda ulama jeedi in aan ka xumahaya shirka beelaha boqol hore laakiin waxaan ka hadlayaa guud ahaan xaalada maanta ay taagan yihiin digil iyo mirifle, boqolhore waxaan lee yahay hambalyo
marka hore waxaan leeyahay hambalyo beelaha boqolhore marka xigta anigaa waxaan qabaa in sidaan oo kale qabiil walba uu uga tashado ayahisa ku dayasho ayay mudan yihiin beelaha boqolhore, marka waxaan idin leeyahay digil iyo miriflow fadhiga halaga kaco oo beel beel wax haloo qabsado.
waan u han balyey naa walaalaheena reer boqol hore.Beel walba aayaheeda inay ka tashato ayada ayaa laga rabaa.beelna beelkale kama fikirto.marka dhamaan walalaha digil&mirifle ha is raacaan.
han balyo hanbalyo ayaan leeyahay walaalahen reer boqol hore.waa wax fiican in la tashado oo la kulmo.beelwalbana in ay ka tashato aayaheeda wa wax fican.marka hore waxan dhihi lahaa beelaha digil&mirifle.si hoose ha u tashadaan oo ha midoobaan.ka dibna si guud ha u tashadaan.viva wlalaha digil&mirifle.thanks.ishabaydhaba.com.
Waa muhiim cid walba inlay aayaheeda ka tashato iyadoon cidkale ku xumayn laakiin mustaf sheikh iyo hablaha iyo odeyaasha joogey ma iyagana Boqolhoraa
Mise Waa dadbadsi Waa iska caadi illaahay habadiyo
waa sax hadalka kuusow yaa la isku mashquulin aan hoos ka soo bilaawno oo beelaha digil iyo mirifle qolo walba si gooni ah ha isku soo dhisto kadib meel dhexe ayaan isugu imaan karnaa, hadii kale weligeen sidaan leen ku jiraynaa beelaha boqolhorena waxay leeyihiin amaan waxaan idin leeyahay arinta yaysan noqon oo kaliya hadal ee ficil haloo bedelo waad mahad santihiin
scw, marka hore waxaan salaamayaa dhamaan qowmiyada digil iyo mirifle slaan kadin walaalayaal waxaan idin leeyahay yaanan laysku mashquulin ee cid walba haka fikirto deegaankooda sidii ay wax ugu qaban lahaayeen tankale reewan is kasaasa faang badan wal matarow maag maag yaa way eraaee faan badan faytaa wal ing dhimee ee fadhiga ku kanooy yaa siin era lahaayi ana unu ooinshal tabaana hadana hoos ku bilownoy
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk aniga waxaan u arkaa beelahaan boqolhore iyo beelaha awmadoobe sheekadooda in ay tahay is tustus oo kaliya ee ma ahan wax qabsaho maxaa yeelay marka aad fiirisaan bardaale, qansaxdheere, ufurow iyo buurhakaba labaatan jirow, iyo dolondoole ma isku midbaa waan ognahay bardaale iyo ufurow in ay yihiin meelaha ugu fiican deegaanada digil iyo mirifle meelaha ugu liitana waa labaatan jirow buurhakaba iyo biyooley iyo dolondoole, kaaga sii daran daraad ayaan ishabaydhaba ka akhrisaday in biyooley ay ka jiraan biyo la’aan marka reerahaan waxay wadaan is tus tus lol
aniga hadii aan ka hadlo aragtidayda ilama xumo in dadka wada dhashay ay ka shiraan aayahooda marka waa wax guul ah oo in lagu amaano mudan beelaha boqolhore, ee disow eemid qoomaal yalale mar walbana waxaan idin leeyahay walaala yaal ka shaqeeya wax walba oo deegaanadiina aad ku horu marinaysaa laakiin ha iloowina in aad digil iyo mirifle aad ka dhalateen oo qadiyada dm-na ka shaqaynteeda ha hilmaamino waad ogtihiin zoope in uu tan beesha uu ka horumariyay tan guud ee digil iyo mirifle idinkana sidaas iyo si lamid ah ayaan idinku ogahaya beel walba oo dm ah haka tashto aayaheeda ee yaanaan laysku been guurin wabilaahi towfiiq
Walaalaha boqol hore iyo reer awmadooba waxaan leeyahay waad saxan tihiin sidaan kuw ada bahasha, maxaa yeelay digil iyo mirifle ma ahan dad raba inay midoobaan oo wax wada qabsadaan aniga waxaan idin leeyahy waad saxan tihiin beel walba si gooni ah ha isku soo dhisto oo wax ha u wada qabsadaan ayaan leeyahy.
Magaca Digil iyo Mirifle waxaan ka qabaa aniga in uu yhay mid laysku khayaanaayo oo laysku lugoynaayo.
Boqolhore, eelaay Xariin sidaan ku wada
Sheekadii ma waxay isku bedeshay reer awmadoobe iyo reer boqol hore digil iyo mirifle wayba ka gudubtay miyaa saasaan rabaa.
horumar digil iyo mirifle lagu gaari waayay reer boqolhore reer awmadoowe ilama ahan in ay gaarayaan, ee aanu wax u wada qabsano si guud.
Waaaaaaaaaaaaaaw, hambalyo hambalyo ayaan idin leeyahay reer boqol hore waxaan idinku ogahay horumar iyo horu socod, noolaada noolaada.