Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah iyo Aqoon Guud (Qeybtii 28-aad)

Posted by on Aug 20th, 2012 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

441: sheeg faadumo culeyskeeda waxaa uu udhigmaa  laba laabka wiilkeeda tirade iskudarkoodana waa 108kg hadaba sheeg culaysaka wiilka?

J:waa: 53-kg

442: Ninka layirahdo Aadam waxaa uu waqtigiisa uu uqiibiyey Y+3hours wuxuuna seexday 2Y-4houra wuxuu aaday jaamacada iyo Y+1hours inuu sameeyo waxyaabo kale hadaba sheeg  inta saacadood uu jaamacada kumaqanaa?

J:waa: (y+3+2y-4+y+1=24):6saacadood ayuu jiray jaamacada

443: sheeg suurada kudhamaata xarafka (siin)ama(س)?

Waa;suuratu naas

444:sheeg suurada lagu sheegay fadeexada munaa fiqiinta?

J:waa: suratu towba

445:sheeg wadanka aykutaalo maxkamada dagaalka ee heyg?

J:waa:wadanka holan

446:sheeg tirade wadamada kuyala qaarada afrika ee muslimiinta ah?

J:waa:27dal aya kuyalo

447: sheeg wadamada kujira jaamacad carabta?

J:waa:21dal ayaa kujirto

448:hooyo ayaa kaweyn 23sano gabadheeda wadartooda waa:37sano sheeg da ada gabadha?

J:waa:7sano

449:sheeg  kalka ama periodka uu kutisanhay cueiyaha layirahdo atom  56?

J;waa;kalka 6-aad

450:sheeg codka ama dhawaaqa uu sameeyo  waxaa looyaqaano faraska?

J;waa;Danan

451:sheeg  kalimadii uuyiri abuubakar markuu arkay in ladiiday zakadaoo ladiida in aytahay diinta oo la nusqaamiyey  hadaba sheeg kelimada?

J:waa:manoo nool miyey diintu nusqaabaysaa

452:sheeg  sida loo dhameytiro mashruuc mudo 64 maalmood ah ayaa shirkad shirkad dhismo ubaahantahay 24shaqaale hadii loo baahdo in mashruucu inlagu dhameeyo 48maalmood imisa shaqaale ah aye ubaahantay?

J:waa:8shaqaale ah

453:sheeg  inta maalmood uu joogay rasuulka magaalda dhaa if?

J:waa:10maalmood

454:sheeg lagu soogaabay P.o?

J:waa:postoffice

455:waa imisa 1kilomitar hadii loo baahan yahay in la ogaado inta litir oo kujirta  ?

J:waa:1000litir.

456)sheeg goortii laqabtay shirkii la oranjiray luzaan?

J:waa:1923miilaadiya

457:sheeg xa+runtii xisbigii  faashiyiinta ee talyaaniga?

J:waxay xaruntiisa ahayd milaanah

460;sheeg inta sano uu xabsiga uu jiray Hitler?

J;waa: 1sano  1923-1924dii

Waxaa Diyaariyey Aadam Abdi ishak (Gentleman)

Aadamyare11@hotmail.com

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

WordPress Blog

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology