421:Nebi kasta miyaa Rasuul ahaa mise Rasuulkasta ayaa nibi ahaa?
J:waa:Rasuulkata waa nebi laakiin nebi kasta Rasuul ma ahan.
422:sheeg nebigii ugu danbeeyey reer banuu israa’iil?
J:waa; nebi ciise.
423:sheeg tirada kutubada samaawiga ah?
J:waa: 5kutub
424:sheeg magac boqorkii kusoo duulay kacbada ?
J;waa; abrah
425:imisa bilood ayey kadanbeysay faadumo nebiga(s.c.w)?
J;waa;6bilood
426:qof sooman ayaa wax cunay waxna cabay soonkiisana majabi sababta sheeg?
J;waa;sabatu wuu iloowsanaa
427:sheeg bishii ayfuteen muslimiinta maka?
J;waa;bisha ramadaan
428:sheeg inta billo ay muslimiitu utukanaayeen qilada beytul maqdis?
J;waa:18ama 17bilood
429:sheeg adeegihii kacbada furaheed heynjiray?
J:waa: cismaan binu dhalxa
430:sheeg ama keen tusaale labo saxaabi muhaajiriin iyo ansar oo la walaaleeyey?
J;waa:tusaale waxaa nooga filan walaaleytii cabdiraxmaan coof oo muhaajirahaa iyo sacad binu rabiica oo ansaar ahaa
431sheeg inta sano ay dhisaneyd boqortooyadii nebi suleymaan?
J;waa;40_sano
432:sheeg nin tukanaayo ayaa leefay ey dabadiisa hadaba ninkaasa salaadiisa majabtay?
J;waa;maya sabvatoo ah eyga waxaa uu leefay dabadiisa ma usan leefin qofka tukanaayey dabadiisa
433:sheeg waxaa lagu yirahdo af-soomaali saliga salaada lagu tukado ee laga sameeyo maqaarka?
J;waa:Masali.
434:sheeg qofka markuu dhinto seddaxda waxyaabood ee raaca?
J:waxaa aan raaci waaxay kalayihiin :-
a)maalkiisa
b)ehelkiisa
d)camalkiisa ehelkiisa iyuo maalkiisa way kazoo laabtaan waxaa kuxaro camalkiisa
434:sheeg eygii galay jinada?
J;waa:eygii asxaabul kahfi
435:sheeg umada aan aabe mooyee aan awoowe aan lashayn?
J:waa: ilmo aadam
436:sheeg nebigii laqay xuudka?
J:waa:nebi yunis
437:sheeg qof aan aabe iyo hooyo toona lahayn ?
J:waa:nebi Aadam
438:sheeg nebigii loogu soodijiyey towered?
J:waa;nebi muuse
439:sheeg nebigii loogu magacdaray hooyadiisa?
J:waa:nebi ciise
440:sheeg dadkii loodiray nebi saalax?
J:waa:reer thamuud
Waxaa Diyaariyey Aadam Abdi ishak (Gentleman)
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com
walaalo qofka khamriga caba toobadu may ubanaantahay mise 40 cisho kadib ayaa laga aqbalo
maasha ALLAH waan ka faaiiday aniga waadna mahadsantihiin bahda page-kan
idinka waxat guso qorten iney 5 ay yihiin balse anika waxan malenayay inay 4 yahiin bal ikala qeexa iney 5 yihiin ama 4