Goobihii ugu horeeyey ee lagubeerey iyo qaarkamid ah wadamadii ugu horeyey ee beerey dalaqyada intabadan ee lacuno gaar ahaan beni aadamka intooda badan dadku waxay u isticmaalan cunto maalmeed joogto ah gaar ahaan wadama sookoraya.
Meshii ugu horysey ee lagu beerey dalaqa waxaa laga wadaa meelihii ugu horeyey ee lagubeerey dalaqa markiisa hore geedaha lagu beero meelaha qaleelka ah ama beriga ah.
Waxaa kamid ah culumadii ama caalimyadii kahadlay intabadan waxna kaqorey dhanka dalaqyada iyo geedaha waxaa kamid ahaa caalimka lagu magacwaabo (Vavilon) sanadka markuu ahaa 1951 waxaa sameyey baaritaan kusaabsan koritaanka iyo barbaarinta geedaha waxaana sikooban uga hadlay melihii ama goobihii ugu horeysay ee lagu beerey dalaqyada asagoo ufiirinaayey inta wadan baaritaankiisa dhanka koromsoomiyada iyo juguraafi ahaan intaba.
Waxaana uu xaqiijiyey vavilon in ay yihiin bosaskii ugu horeyey ee lagubeerey dalaqyada waana kuwo aad ubadan waayehadaan tusaale ahaan qaarkamid ah aan idinsoo gudbino waxaa kamid ah.
1) shiinaha.
2)hindiya ama konfur bari ee qaarada aasiya.
3)dhexbartama qaarada aasiya
4)koonfurta maksiika.
Guud ahaan waxay gaarayaan ilaa 8-meelood waana inta ay xaqiijiyeen culumada intabadan kasheekaysay dalaqyada .
Muhiimadaayleedahay inlabarto meelaha ay ku abetirsadan dalaqyada.
Waxaa kujirto faa ido aad uweyn hadan wax idinka sheego inkastoo aybadan yihiin waxaana kamid ah.
1)in aad ogaatid jawiga ugu wanaagsan ee lagu beerikaro dhamaan dalaqyada labeero.
2)in aad lasocotid markasta waxaa kusoo kordha hormariyo dalaqyada maxaayeelay markasta waxaa lasoosaraa qaab kafican miba midkii kahoreyey ee waxloobeerijirey.
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com
Email: Ishabaydhaba@hotmail.com