Bahda Warbaahinta Ishabaydhaba oo Hambalyo Dhalasho u diraya Milkiilaha Baidoanews Abowasharow oo Wiil ugu Dhashay dalka Swizerland

Posted by on May 28th, 2012 and filed under HAMBALYO, Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Milkiilaha Shabakada Warbaahinta Ishabaydhaba.com Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo Tifaftire Ashraf Macalin Nuur iyo Dhamaan Shaqaalaha iyo Hawl-wadeenada Ishabaydhaba waxay Hambalyo Dhalasho u dirayaan Fahad Maxamed Abuukar ( Abow asharow) iyo Marwadiisa Deeqa Maxamuud Nuur  oo uu wiil ugu dhashay Magalada Zurich ee wadanka Switzerland, Wiilkaas oo loo bixiyay Dalmar, waxaanu leenahay soo kor oo noqo mid Diintiisa, Dadkiisa iyo Dalkiisaba Anfaca Aamiin Aamiin.

Waxaan Idin Leenahay Fahad iyo Deeqa Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Leave a Reply

Free WordPress Theme
Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology