Madaxweyne Shariif oo u Ambabaxay dalka Mareykanka

Posted by on May 14th, 2012 and filed under Warar. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can skip to the end and leave a response. Pinging is currently not allowed.

Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay u ambabaxay dalka Mareykanka, halkaas oo uga qeybgalayo shirka golaha ammaanka uga furmaya maalmaha soo socda magaalada New York.

Shariif Sheekh iyo wafdigiisa ayaa ka duulay garoonka diyaaradaha ee Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi iyagoo transat ku ahaa, kaddib markii uu ka yimid magaalada Kampala ee dalka Uganda oo maalmihii ugu dambeeyay uu joogay.

Madaxweyne Shariif ayaa intii uu ku sugnaa garoonka waxa uu la kulmay safiirrada dalalka Ingiriiska iyo Mareykanka iyo qeybo ka mid ah bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya kuwaas oo aan la ogeyn waxyaabaha ay ka wada hadleen.

Shariif oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa dalka Uganda ayaa kulan la qaatay dhiggiisa waddankaas Yuweri Musavani  iyo qaar ka mid ah ardayda wax ka barata Jaamacadaha ku yaalla waddankaas.

Ashraf Macallin Nuur: Ishabaydhaba.com

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

You are not authorized to see this part
Please, insert a valid App IDotherwise your plugin won't work.

Leave a Reply

Weboy

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Weboy
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology