IshaBay Dhaba

DAAWO: Soomaali Sheegtay in ay Hayaan Muuqaal Muujinaya Duqa Magaalada Toronto oo Daroogo Iibsanaya (Fadeexad)
Dhalinyaro Soomaali ah oo Dalka Canada ku dhaqan ayaa sheegay inay hayaan filim ay ka duubeen iyagoo daroogo ka gadaya Duqa magaalada Toronto Rob Ford, isla markaana cabaya sigaar laga sameeyey Daroogada (Cocoine). Waxaa sidoo kale la sheegay filimkan inuu ka muuqdo Duqa magaalada Toronto oo caynaya siyaasada Xisbigiisa.

Filimkan oo lagu duubay telefoonka Mobile-ka ayaa soconaya 90 ilbiriqsi, balse kooxda Soomaalida ah ee filimkan duubay ayaa saxaafada ka codsaday inay ka iibsadaan oo ay ka siistaan lacag gaareysa $200.000 (Labo Boqol oo kun oo dollar).

Labadan jariirad ee Toronto Star iyo Gawker oo lagu yaqaan soo bandhigida warar fadeexad ah ayaa diiday inay jeebkooda ka bixiyaan lacagta lagu gadayo filimkan kooxda Somalida iibineyso, balse taageerayaashooda ayey ka codsadeen inay lacagta isku soo dar daraan si loo soo gado filimkan.

Jariirada Toronto Star iyo Gawker ayaa hada bilaabay lacag aruurin ay shacabka ka qeyb qaadan karaan oo ay ku doonayaan inay ku aruuriyaan lacagtii ay ku gadan lahaayeen Filimkan. Suxufiyiinta ka socda labadan warbaahin ayaa sheegay inay indhahooda ku arkeen filimkan balse ay hada doonayaan inay soo iibsadaan si ay u shaaciyaan.

Labadan warbaahin ayaa websiteka la yiraaho  Indiegogo ka furay bog ay ku aruurinayaan lacagta iyagoo hada helay lacag gaareysa $74,000.  Shacabka Canada ayaa sugaya filimka oo la baahiyo.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Wararka Dibada: Dowlada Turkiga oo Shaacisay in ay Gidaar ka Dhisayso Xuduuda ay Siiriya la Wadaagto
Wasiirka ganacsiga, Xuduudaha iyo Kastamada ee dalka Turkiga Hayati Basidiji ayaa shaaca ka qaaday, in xukuumadiisu bilaabayso gidaar silig ka samaysan oo ay ka samayn doonto xuduuda dalkiisu la wadaago waddanka Suuriya.

Wasiirka oo u waramayay telefishanka NTV, ayaa sheegay in sababta wakhtigan keentay in gidaarkaas la dhisaa ka dhalatay, xaalada amaanka ee dalka Suuriya oo ka sii daraysa iyo dadka sida sharci darada ah ku soo galaya dalka Turkiga oo sii kordhaya.

Mar wasiirku ka hadlayay gidaarkaan iyo sida qaabkiisu noqon doono, ayuu sheegay in laga bilaabi doono dhawr kilo mitir oo tijaabo ah, kuwaas oo laga dhisi doono xadka gobolka Hatay ee Turkigu la wadaago Suuriya, kaas oo noqon doona mid silig adag ka samaysan oo lagu rakibi doono kamarado dhaq dhaqaaqa la socda.

Turkiga ayaa hore u xiray qaybo ka mid ah xuduudiisa gaar ahaan degaanada u dhow magaalada Rixani ee dhawaan qarax dad badan galaaftay ka dhacay, kaas oo sida maamulku sheegay xirnaan doona muddo bil ah, balse dib loo furi doono haddii xaaladu hagaagto.

Magaalada Rixani ayaa konton qof ku dhinteen markii 11-May lagu weeraray qarax culus oo sagaashan qof oo kalana ku dhaawacmeen, waxa isa soo tarayay dhibaatada uu dalkaasi kala kulmayo qaxootiga iyo dirirta ka socota dalka Suuriya oo Turkigu taageero buuxda siiyay kooxaha mucaaridka ah ee ka soo hor jeeda dawlada Bashaar Al Asad.

Gidaarkan oo lagu rakibi doono kamaradaha wax lagu ilaaliyo isla markaana sida la qorsheeyay kolba la kordhin doono, waxa uu noqonayaa gidaarkii ugu danbeeyay ee xuduudaha dalkaas lagu wareejiyo, waxaana sida la sheegay uu ku kici doonaa lacag badan.

Faysal Maxamed Xasan

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Wasiirada Arimaha Dibada IGAD oo Walaac Xoogan ka Muujiyay Xaalada ka Taagan Magaalada Kismaayo
Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa ku booriyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay hormuud u noqoto shir dib u heshiisiin oo la isugu keenayo kooxaha isaga soo horjeeda gobolada Jubbooyinka, iyadoo la dajinayo qorshe nabadeed oo ku aadan dhismaha maamul ku meel gaar ah iyo qaabeynta maamul goboleed rasmi ah, dowladaha IGAD-na ay kaalin taageero ah ka cayarayaan dhismaha maamulada si waafaqsan dastuurka Soomaaliya.

Wasiirada arrimaha dibadda, oo maanta kulan hor dhac u ah kulan madaxeedaka madaxda IGAD ay caawa ku yeelanayaan magaalada Addis Ababa yeeshay, ayaa walaac ka muujiyey xaaaladda magaalada Kismaayo, waxayna ka codsadeen qaybaha Kismaayo ku sugan in ay xasiloonida ilaaliyaan, iyadoo xiisadaha ka jira magaalada ay Qatar galin karaan nabadda iyo daganaanshaha.

Afhayeenka Madaxtooyada Eng. C/raxmaan Yariisow ayaa sheegay in qodobada ay ka doodeen wasiirada arrimaha dibedda IGAD la horgeyn doono Madaxweynayaasha IGAD oo caawa kulan yeelaan doono.

Dhinaca kale Madaxweynaha Xasan Sheekh ayaa caawa hor-dhigi doono Madaxda IGAD waxyaabaha u qabsoomay dowladda federaalka Soomaaliya iyo guulaha laga gaaray amniga.

Sidoo kale Madaxweynaha Xasan ayaa beri ka qayb gali doono kulan madaxeedka midowga Africa ee lagu xusayo 50 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay ururka midowga Africa.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Wararka Dibada: Barack Obama:- Reer Galbeedka Ma Wadaan Dagaal Ka Dhan Ah Islaamka, Muslimiintuna Ma Wadaan (DAAWO)
Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ayaa sheegay in aanay wadamada Reer galbeedku ku jirin dagaal ka dhan ah Islaamka, isla markaana aanu ogayn cadaawad ka dhan ah reer galbeedka oo Islaamku wadaan, sidaa awgeed waxaa jira dagaal lagula jiro ururka Al-Qaacida.

Madaxweyne Obama oo ka hadlayay khudbadiisa todobaadlaha ah ee uu dadkiisa iyo dunidaba u jeediyo, ayaa tilmaamay in ay jiraan, aragtiyo rumaysan in dagaal midba midka kale ku hayaa u dhexeeyo Islaamka iyo Reer galbeedka laakiin aanay aragtidaasi ahayn mid xaqiiqo ah ayuu yiri.

Madaxweyne Obama ayaa dagaalka lagula jiro waxa uu ugu yeeray argagixisada caalamiga ah ee Al-Qaacida iyo xulafadeeda xusay in Maraykanku naf iyo maal badan ku bixiyay, waxaanu tilmaamay in lacag ka badan Tiriliyon ama kumanaan Bilyan ay kaga baxday, halka uu sheegay in ilaa todoba kun oo qof Maraykanku ku waayay dagaaladaas.

Obama ayaa guul taariikhi ah ku tilmaamay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee wakhtiyadii ugu danbeeyay dalkiisu u adeegsanayay, la dagaalanka kooxaha washington ugu yeerto argagixisada caalamiga ah, waxaanu ku dooday in guulo muhiim ah ay soo hooyeen, wallow uu qiray in ay jiraan, hawlgalo dhicisoobay iyo kuwo dad rayid ah lagu wax yeeleeyay.

Madaxweynaha dalka Maraykanku waxa uu ceeb iyo bar madow ku tilmaamay xabsiga Guantanamo Bay, kaas oo uu sheegay in Maraykanka, sanadkii ay kaga baxdo lacag dhan boqol iyo konton milyan oo dollar, taas oo u dhiganta marka loo eego tirada maxaabiista ku xiran oo 166-Qof ah, ku dhawaad in qofkiiba hal milyan oo dollar sanadkii lagu kharash gareeyo.

Obama kama hadalin in uu xabsigaa xirayo, laakiin waxa uu u muuqday mid sidaa jecel oo kongorayska dalkaasi ka hor taagan yihiin, waxa kale oo uu ugu danbayntii ka hadlay shuruudaha Kongorayska dalkaasi ku xiray, nidaamka dib u habaynta dhaqaalaha iyo caymiska caafimaadka dadka saboolka ah.

Faysal Maxamed Xasan

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Askari Lagu Dilay Magaalada Boosaaso iyo Kooxdii Dishay oo Baxsatay
Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Boosaaso ayaa sheegaya in kooxo hubeysan ay dileen askari ka tirsan ciidamada Puntland.

Askariga ayaa lagu dilay bartamaha magaalada Boosaaso, iyadoo askarigan la dilay, xilli uu ka soo baxay saldhig ciidan, isla markaana u soo socday suuqa bartamaha boosaaso si uu wax uga iibsado.

Ciidamada nabad-galyada magaalada Boosaaso ayaa saaka ka wada howlgalo halkii lagu dilay askariga, waxaana ay u soo qabteen dad dhowr ah oo ay sheegene inay uga shakisan yihiin dilka askariga loo geystay.

Marka la eego guud ahaan amniga magaalooyinka Puntland ayaa la oran karaa ma’aha mid hagaagsan waxaana inta badan ka dhaca dilalka qorsheysan ee noocan oo kale ah.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Howlgalo Lagu Sugayo Amaanka oo Maalintii Sedaxaad ka Socda Awdiinle
Howgallo baaritaan ah oo lagu xaqiijinayo amniga oo ay iska kaashanayaan ciidamada dowladda federaalka iyo AMISOM ayaa waxa ay maalintii saddexaad ka socdaan deegaanka Awdiinle oo dhinaca koonfureed kaga beegan magaalada Baydhaba.

Guddoomiyaha deegaanka Awdiinle, Maxamed Sheekh C/laahi, ayaa Warbaahinta u sheegay in ciidamada ay baarayaan guryaha iyo gaadiidka soo galaya Awdiinle, si meesha looga saaro wax walba oo halis ku ah amniga deegaanka.

Maxamed C/laah Sheekh, ayaa ugu baaqay dadka Awdiinle in ay gacan siiyaan ciidamada oo uu sheegay in ka shaqeynayaan danaha shacabka, ayna ka fogaadaan gacansiinta kooxaha amni darada abuuraya.

Guddoomiyaha Awdiinle, ayaa sheegay in deegaankaan oo ka mid ah deegaanadii ugu dambeeyey ee lagala wareegay Al-Shabaab laga hirgalin doono saldhigyo ay dadka ugu adeegaan ciidamada booliska.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Wasiirada Arimaha Dibada Ururka IGAD oo Maanta ku Kulmaya Magaalada Addis Ababa
Wasiirada arrimaha dibedda ee urur goboleedka IGAD, ayaa kulan xasaasi ah oo looga doodayo qodobada la filayo in ay caawa ka doodaan madaxweynayaasha IGAD uga furmay caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa.

C/raxmaan Cismaan Cumar (Yarisow) oo ah Afhayeenka Madaxweynaha ayaa sheegay in qodobada ay wasiirada ka doodayaan ay ka mid yihiin waxyaabihii ka hirgalay qodobadii ku saabsanaa arrimaha Soomaaliya ee ka soo baxay kulanka madaxeedka IGAD  ee dhowaan ka dhacay Addis Ababa.

Eng. Yarisow ayaa sheegay in wasiirada IGAD ay il gaar ah ku eegayaan xasilinta Soomaaliya iyo sidii loo xoojin lahaa mowqifka IGAD ee ku aadan dhismaha maamul goboleedyada Soomaaliya.

Afhayeenka Madaxtooyada, waxa uu sheegay in madaxweynaha uu caawa hor-dhigi doono madaxda IGAD waxyaabaha u qabsoomay dowladda federaalka Soomaaliya iyo guulaha laga gaaray amniga.

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa beri ka qayb gali doono kulan madaxeedka midowga Africa ee lagu xusayo 50 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay ururka midowga Africa.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Dowlada Soomaaliya oo ku Guuleysatay in ay Diiwaan geliso 1345 Ajaaniib oo ka Shaqeysa Muqdisho
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta ku dhawaaqday in lagu guuleystay  diiwaan galinta kun saddex boqol afartan iyo shan qof oo ajaaniib ah oo siyaabo kale duwan uga shaqeya gudaha magaalada Muqidsho.

Taliyaha hoggaanka waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, C/laahi Gaafow Maxamuud, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay in dadka ajaaniibta ah ee la diiwaan galiyey ay isugu jiraan diblumaasiyiin shisheeye, shaqaalaha hay’adaha samafalka iyo dad u shaqeeya shirkado iyo hay’ado caalami ah iyo kuwo Soomaali ahba.

Gaafow, ayaa sheegay in ay weli socdaan howlaha diiwaan galinta dadka shisheeyaha ah, wuxuuna xusay in tani ay qayb ka tahay qorshe ay dowladda u dajisay sidii loola socon lahaa dadka ajaaniibta ah ee dalka ku nool.

Taliyahna hoggaanka waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha waxa uu sheegay in dowladda ay u dajisay qaab sharci ah oo ay dadkaan ugu shaqeyn karaan gudaha Soomaaliya, iyadoo qof walba oo ajnabi ah uu la xariiri doono waaxyaha dowladda federaalka ah ee goobta uu ka shaqeeyo ay hoos tagto.

Dowladda Soomaaliya, ayaa dhowr goor oo hore ugu baaqday dadka ajnibaga ah ee Soomaaliya joogo in ay is diiwaan galiyaan si dowladda ay uga warqabto amniga dadka shisheeyaha.

Waa markii ugu horreysay oo waaxda socdaalka dowladda Soomaaliya ay ku guuleysto fulinta waajibaad ka mid ah mas’uuliyadaha ay u xilsaaran tahay  muddo ka badan 20 sano

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Xasan oo Gaaray Magaalada Adiss Ababa
Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaraya magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya si uu uga qayb galo xuska 50 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay ururka Midowga Africa.

Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in uu madaxda Africa ee ka qayb galaya kulanka xuska 50 guuradaka soo waregtay aasaaska AU-da uu warbixin ka siiyo guulaha siyaasadeed, nabad galyo iyo amni ee laga sameeyey Soomaaliya.

Afhayeenka madaxtooyada C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisow, ayaa sheegay in madaxweynaha inta uu ku sugan yahay Adiss Ababa uu kulamo gooni gooni ah la qaadan doono madaxda ka qay galaya kulanka.

Wararka qaar ayaa sheegay in uu jiri doono kulan xasaasi ah oo uu madaxweynaha la qaadan doono madaxda urur goboleedka IGAD si uu ugu bandhiga mowqifka dowladda Soomaaliya ay ka tagaan tahay maamulka Jubbooyinka iyo taageerada looga baahan yahay IGAD in ay ka geystaan xal u helista arrinta murugsan ee Jubbooyinka.

In ka badan 30 madaxweyne iyo ra’isal wasaarayaal ka kala socda dalalka Africa ayaa ka qayb galaya kulan madaxeedka midowga Africa.

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Wararka Dibada: Xukuumada Tuniisiya oo Aroos Heer Sare ah u Sameysay 80 Jiro Qiso Jaceyl ah ka Dhaxeysay
Xukuumada Dalka Tuuniisiya ee waqooyiga qaarada Afrika ayaa aroos balaaran u qabatay lamaane, sideetan jiro ah oo la sheegay in qiso jacayl oo dalkaas laga wada maqlay dhex martay, kuwaas oo isla todobaadkan loogu aroosay magaalada Tunis ee caasimadda dalkaas.

Wasaaradaha Qoyska iyo arrimaha bulshada ee dalka Tuunisiya, ayaa xarun wayn oo xukuumada dalkaasi leedahay, aroos balaaran ugu qabatay lamaane sideetan jiro ah oo sida la sheegay qiso jacayl oo dhex martay awgeed isku guursaday.Sida ay Haweenay wasiirka wasaarada Qoyska iyo Arrimaha bulshada ee dalka Tuunisiya oo lagu magacaabo, Siham Baadiyi ay u sheegtay idaacada Radio Shams, lamaanahan ayaa sheeko jacayl ah oo u socotay muddo todoba sanadood ka dib ay wasaaradoodu ka caawisay sidii la isugu guurin lahaa.

Siham wasiirka qoyska iyo arrimaha Bulshada ee dalka Tuunis ayaa tilmaantay in lamaanahan markii wasaaradeedu ka ogolaatay in la isku guuriyo, ay farxad darteed la ooyeen aadna ugu farxeen warkaas, sidaana wasaaradu ugu qabatay arooskan.

Wasiirka ayaa sheegtay in lamaanahani muddo todoba sanadood ah ay sheekadooda jacaylku socotay, waxaanay wasiirku si adag u tilmaantay in jacaylku aanu cimri lahayn oo wakhtigiisu dhamaan ama aanay dadku ka gaboobin sida ay hadalka u dhigtay.

Wasiirka qoyska iyo arrimaha bulshada ee dalka Tuunis ayaa sidoo kale sheegtay in todobaadyada soo socda ay ku rejo wayn tahay, in lamaane kale oo todobaatan jiro ah ay wasaaradeedu isku guurin doonto oo ka hawl gali doonto sidii looga caawin lahaa guurkooda.

Lamaanahan ayaa la arkayay iyaga oo farxad la dhac dhacaya munaasibadii arooskooda, wallow da’da iyo gabowgu ka xoog roonaaday haddana waxa ay ku dedaalayeen sidii ay dareen farxadeed u muujin lahaayeen, waxaana loo qabtay aroos aad u balaraan.

Faysal Maxamed Xasan

Kala Soco Warar Sugan: Ishabaydhaba.com

Email: Ishabaydhaba@hotmail.com