Comments for IshaBay Dhaba

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by madeey eno
walaalayaal aniga fikradeyda waxaan qabaa hadii sr hoosow la dacaayadeeyo iyo haddii kaleba qofkii dadkiisa wax u qabto shaqadiis ayuu qabsadey,ilaahey kheyr ayaan ugu ducayneynaa qofkii d,m oo iska dhibaateysan waxooda dhacana ilaahay ayaa la xisaabtamaayo,anagana ma cafineyno adduun iyo aakhiro.gudd.Hosow adigana ilaah haku garab galo anagana waa kula dadaaleynaa,waana guulaysaneynaa inshaallah.k/SHIGSHIGOW

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by maama jiija
Goormaad ka baxeysaan digil iyo mirifloow inaad idinka is cuntaan  maxaa idinka hortaagan inaad isku duubnaataan

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by malaag muudey
aniga dr cabdi aadan Hoosow magarinayo xada sawarkiisa arke lakiin waa gof wadani ah waayi oo dhiglax oo rabo in dadkiisa wax ugabto maanta waxaa lagarabe dadka reer baydhabo inaa garab istaagan  dr Hoosow sidii ugafaa edeyilaxaaye ogoontiisa dadka waxaa hore loyire ogoon lacan waa iftiilacaan weeyi  DR Hoosow aad iyo aad ayaa umaxadsantaxay adiga ilaahay kheerxakusiyo walalkegiyow macaan maxasanid asc

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by aamow
digil iyo miriflow lama joogo wakhti aad wax iska sheegtaan waxaan idin oran lahaa wax isku fala oo u midoowa cadowgiina. abwaan isaaq abgaalow ayaan waxaa ka maqlay eray cajiib ah oo ah is dub deeya  waxaan idin dhihi lahaa sidaan dani nooguma jirtee aan isdaba qabano intay goori goor tahay.

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by iidow maadow
aniga arinkaan mar hore ayaan si dadban uga hadlay dadkaan u bareeray ku xadgudubka sharafta madaxda digil iyo mirifle waa dad calooshood u shaqaystayaal ah kaliya waxayba caada ka dhigteen aflagaadeynta dadka wax ku oolka ah oo umada u taagan amaanida dadka wax matarayaasha ah oo qadiyad laawayaasha aan damiirka lahayn waxaa shaki ku jirin in dadkaan ay yihiin kuwa calooshood u shaqaystayaal ah oo aan alle cabsadiisa ku jirin oo habeenkii oo idil u qayilaya sidii ay ceeb ugu raadin lahaayeen inta yar ee umada u taagan haday run sheegayaan may daba dhigtaa kuwa qadiyada umada maalin cad meel uga dhacay oo sheeganaya in ay yihiin aqoonyahano jaamacado wax ka dhiga lama rabo kuwaa waaba kuwa loo shaqeeyo sidaan aamin sanahay ishabaydhaba noolaada weligiina.

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by Aawdiinle star
Waxan arkeynaa maal mahaan danbe website yada xaafada iney ku dadaalayan sidii loo soo celin lahaa shariif daneeyste{sakiin}.oo mar walba ka hormariya danihisa khaska ah tan D&M.iyo damiir laawe GEESEY.iyo jahiilka weyn XAABSADE.iyagoo doonaya inay ka takhalusaan aqoon yahanada arlaadi sida jawaari…hoosow..iyo kuwa kale..tasina way ku sumcad beeleen..

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by lii
waan ujeednaa in warbaahinta xaafada ay mar walba ka shaqaynayso garab kamid ah danaha xaafada. aniga ma dhihi karo xitaa xaafada ee waxaan leeyahay qeyb xaafada kamid ah isha waxaan idinku dhiira gelinayaa in aadan ka xishoon xaiiqda dhabta ah maxaa yeelay dadka qaar ayaa mooda waxa ay warbaahinta xaafada ay soo qorayso run marka in dadka aad u sheegtaan xaqiiqda jirta waa lama huraan ayaan qabaa aniga waana idinku amaanaya maxaa yeelay waxaa layiri qulil xaqa walow kaana muran. hoosow waan ujeednaa inta yar uu xilkjaan hayay waxa uu deegaanka ka bedelay ninka ka horeeyayna iska daa in uu umada wax u qabtee canshuurta dadka uu kasoo qaado ayuu ethiopianka siin jiray hadaad ka war qabtaanba marka ilaahay khayr ha siiyo ayaan lee yahay malaaqyadeeda iyo aqoonyahaniinta u istaagay in ay arinka wax ka bedelaan oo ay inoo magacaabaan aqoon yahan cabdi aadan hoosow. maanta waxa qaska kuwada digil iyo mirifle waa shariif xasan ilaah hanaga qabto isagana ayaan warkayga ku soo gabagabeynayaa.

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by malaag muudey
xada waxaan akhrisinaaye dr Hoosow oo xilka inlagagaadirabo ayaa ku arkaaye baidoanews iyo amaandhoorey waani layaabinaaye gafkii dadka wax ugabinaayo lamarabo miyaa waxaa larabaa dadka laalushgaditada ah maa laraabaa sida shariif Xasan shekh aadan oo aad uga ambi baxay musumaasuga iyo dabadhilifnamada umuda reer baydhabo ku wado isiga iyo ku wookale badan maa larabaa waa yaab cibaari caduunka weeyi taas

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by ibdow
marka hore aad ayaan uga xumahay in maanta warbaahin arlaadi ah ay u bareerto ku xadgudubka mas’uul reer arlaadi ah mida kale waxaan kaloo ka xumahay in isla warbaahinta arlaadi ay iyaguna is weeraraan walaalayaal maanta lama joogo xili qof anaga naga dhashay aan aflagaadeyn lahayn ee waxaa la joogaa wakhtigii aan u midoowi lahayn cadowgeena ee maanta u istaagay boobida dhulkeena oo maanta lala baxay magacyo aan lagu yaqiinin. waxaan idinka cod sanayaa hadaad tihiin warbaahinta arlaadii iska daaya meesha dhow ee aad wax ka eegaysan ee u midoowa cadowga isku bahaystay tirtirida jiritaankeena umadeed wabilaahi towfiiq.

Comment on Warbaahinta Xaafada oo Beryahaan Ku Xadgudbaya Sharafka Gudoomiye Hoosow (Maxay Tahay Sababta)+Sawirro by Baydhabo star:
Runtii waa qalad iyo gef loo geysanaayo madaxda aqoon yahanada arlaadi.ilmaha xaafada ayana wada dacaayad raqis ah.taasina wa tii ay ku fashilmi lahaayeen.thanks ishabaydhaba.com