
War ka soo baxay Jaaliyada degta Jubooyinka oo sheegay in maamul sameynta Gobolada Jubooyinka xiligan ay tahay fowdo. JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOBOLADA JUBOOYINKA Ku: dhamaan Safaaradaha fadhiya Soomaaliya Ku: Xafiiska IGAD Somaaliya Ku: Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ku: Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Og. Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Og. Madaxweynaha Jamhuuriyadda [...]

LONDON: Waxaa Magaalada London lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, taasoo ku saabsaneyd Caleemo Saarka Suldaanka Beelweynta Garre waxaana ka soo qaybgaley Caleemo Saarka Suldaanka Cusub, Malaaqyo, Ugaasyo, Garaadyo, Wasiiro hore, Xildhibaano, Culumaa’udiin, Dhalinyaro, Haween iyo Marti Sharaf kale oo lagu Casuumey Caleemo Saarka. Xubno ka kala yimid dalalka Yurub ayaa [...]

Muqdisho, 9-ka December 2012; Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen beelaha ka soo jeeda degmada Dolondole ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirkaas oo ay soo abaabuleen xildhibaanada ka soo jeeda degmada Dolondole ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala gedisan ee bulshada oo ay ka mid yihiin odayaal dhaqameedka, siyaasiyiinta, wax-garadka, qurba-joogta, ganacsatada [...]

(Michigan 29/09/2012) Jaaliyadaha Ka Soo Jeeda Beesha Disow Ee Ku Nool Daafaha Caalmaka Ayaa Maalintii Sabtida La Soo Dhaafey Ku Yeelatey Shir Si Heersare Ah Loo Soo Agaasimey Oo Lagu Qabtey Khadka Telefoonka Kaasoo Ay Soo Qaban Qaabiyee Jaaliyadda Wadanka Mareykanka Gaar Ahaan Gobalka Michigan. Shirkaasi Oo Ay Ka Soo Qeybgaleen Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Malaaqyo, Culimaa’ [...]

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayey magacaabista Degmooyinka Cusub ee Dolondoole iyo Buula Jadiid, laguna soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Beelaha Boqolhore isugu Yimaadeen Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiy. Halkaan Ka Daawo Khudbadaha Xaflada. Daawo Al Fanaan Mustafe Sheekh oo Wacdaro ka Dhigay Xaflada. Daawo Fanaan Mustafa oo [...]

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayey magacaabista degmooyinka Cusub ee Dolondoole iyo Buula Jadiid, laguna soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiy. Xafladaani ayaa waxaa soo agaasimay Jaaliyadda Beelaha Boqolhore ee dalka Sacuudiga oo ku faraxsanaa wareegtadii kasoo baxday xafiiska Madaxweynahii Hore ee [...]

Jaaliyadda Digil iyo Mirifle ee dalka Ingiriiska Waxay U Hambalyeynayaan Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud. Dhammaan xubnaha golaha Guurtada iyo Fullinta Digil iyo Mirifle ee dalka Ingiriiska waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan madaxweynaha Jamhuriyada Federalka Soomaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud oo ku guuleystay tartanka xilka madaxweynenimo ee ka dhacay magaalada Muqdisho, [...]

Ururka ardayda Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa xaflada qalanjibin ah usameeyey ardayda kasoojeeda koonfur galbeed ee ka qalanjibiyey Jaamacadaha kala duwan ee wadanka Suudaan. Xafladaan oo aheyd mid aad loo soo agasimey oo lagu qabtay caasimada Suudaan ee Khartuum waxaana xaflada ay ka dhacday Hoolka weyn Ribaad al-wadani oo intabadan lagu qabto xafladaha iyo shirirka waa weyn, [...]
August 24, 2012 | Posted in
Africa,
Warar |
Read More »

Beesha reer Disow ee Boqol-hore ayaa magaalada Minnetonka ee Gobalka Minnesota oo illaa 10 mile ujirto magaalada Minneapolis ayaa 07/14/12 waxaa ugu qabsoomay shir wadatashi ah. Shirkan ay beesha reer Disow ee Boqol-hore ku yeelatay magaalada Minnetonka, ee Gobalka Minnesota, oo ahaa mid aad iyo aad loo soo agaasimey ayaa waxaa ka soo qeyb galay [...]

Kulankaan oo ahaa mid balaaran oo ay isugu yimaadeen Dhalinyaro, Waxgarad, Odayaal, Culimo, iyo Haween ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Shirkan ballaaran ayaa qeybihiisa hore diirada lagu saaray arimo dhowr ah oo laxiriira horumarka sida waxbarashada, Caafimaadka, Wacyagelinta, wax soo saarka dalka, isdhexgelka iyo arimo laxiriira marxaladaha maanta uu [...]