
Ujeeddo: Dhambaal Taageero ah kulankii taariikhiga ahaa ee beelaha Digil iyo Mirifle  iyo Banaadiriga ay ku yeesheen Hotel Shamo. Guddiga fulinta iyo golaha dhexe ee ururka nabad jacaylka soomaliyeed SPLU waxay soo saareen baaq taageero iyo soo dhoweyn ah oo ku saabsan kulankii shalay oo jimce ahayd taariikhduna ahayd 18 may 2012 ay ku yeesheen [...]
May 19, 2012 | Posted in
Shirar,
Warar |
Read More »

Xaflad heer sare loo soo agaasimey oo ay isugu jirtey soo dhaweyn iyo taageero loo fidiyey madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Mudane Sayedcali Sheekh Maxamed ayaa ay ka dhacdey xarunta wadanka Kenya ee Nairobi ayna ka soo qeyb galeen xildhibaano ka tirsan dowlada KMG ee Soomaaliya, Odoyaal waxgarad, dhalanyaro, haween oo dhamaantooda ka soo [...]
June 20, 2011 | Posted in
Shirar,
Warar |
Read More »

England; Shir aad ii aad loo soo agaasimay oo la isaga  yimid gobolada Ingiriiska oo idil ayaa waxa uu ka dhacay Casimada labaad ee Birmingham Shirkaas ayaa waxaa looga hadlay sidii beesha ay u samaysan lahayd Mamul loo wada dhanyahay kadib markii ay soo baxeen aragtiyo badan waxaa lagama maar Maan noqotay in shir [...]

Maalintii jimcaha aheyd eynu soo dhaafey oo ay ku aadaneyd 3da bishaan aynu ku jirno ee 2011 ayaa jaaliyadda somaliyeed ee dalka masar waxaa ay  dooratey gadoomiye cusub doorashadaasi oo u dhacdey sidii loogu tala galey kadib markii ay isu soo sharxeen ugu yaraan dhowr qof ayaa waxaa si aqlabiyad ah ugu guuleystey ama cod caqlabiyad ah ku heley [...]

Dhalinta arlaadi ee ku dhaqan dalkaas Engiriska ayaa shir balaar isugu yimid laba tobaad ka hor iyagoo ka wada hadlay arimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin sidii loo midayn lahaa afkaarta dhalinta reer arlaadi guud ahaan. Shirkaan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan bulshada ku dhaqan dalkaas ayaa si aad ah logu [...]
May 23, 2011 | Posted in
Dhalinyarta,
Shirar |
Read More »