Archive for the Category ‘Daraasad’

Cilmi Baarayaal Caafimaad oo Shaaciyay Raashin Cunista yar in ay ka hor tagto Cimri Degdega

Cilmi Baarayaal Caafimaad oo Shaaciyay Raashin Cunista yar in ay ka hor tagto Cimri Degdega

Koox Khubaro ah oo cilmi baarayaal ah kana tirsan Machadka Institute of Health Ageing at University College, ee ku yaala magaaladda London, ayaa natiijadii ka soo baxday baaritaankoodan lagu shaaciyay cunto qaadashada. Maalinlaha ah ee aadka u yar ee aan dharaga lahayni in ay 40% qofka ka baajiso cimri degdeg gabaw ah oo ku yimaadda. […]

Guurka Hablaha Farxada Badan Oo La Ogaaday In Uu Ku Jiro Caafimaad

Guurka Hablaha Farxada Badan Oo La Ogaaday In Uu Ku Jiro Caafimaad

Ragga nasiibka u yeesha guurka Dumarka farxadda badan ayaa la xaqiijiyay in aanay si dhakhso ah u cimri degdegin kana badbaadaan xanuuno badan oo halis galin kara noloshooda, sidaana waxa lagu sheegay natiijo ka soo baxday cilmi baaris ay dhawaan sameeyeen khubaro ka tirsan Mahcadka lagu magacaabo Germany’s Max Planck Institute. Cilmi baaristaan oo wax […]

Ma Ogtahay Akhristow in Shaaha Rinjiga uu ka Hortago Xanuunadda Wadnaha iyo Ilkaha

Ma Ogtahay Akhristow in Shaaha Rinjiga uu ka Hortago Xanuunadda Wadnaha iyo Ilkaha

Cilmi baaris ay dhawaan si wadajir ah u sameeyeen khubaro ka kala socota Jaamacadda University of L’Aquila ee ku taala dalka Talyaaniga oo kaashanaya xeel dheerayaal ka socda machadka lagu magacaabo Lipton Institute of Tea, ayaa daboolka ka qaaday cabitaanka koob Shaaha oo Rinji ah oo aad maalin walba cabtaa in uu ka hortagayo khatarta qaaditaanka […]

Ardayda Qaanuunyahanada Soomaaliyeed Ee Sudan oo soo qaban qaabiyay Dood Cilmiyeed aan horay looga baran.

Ardayda Qaanuunyahanada Soomaaliyeed Ee Sudan oo soo qaban qaabiyay Dood Cilmiyeed aan horay looga baran.

Khartuum: Ururka Ardada qaanuunyahanada soomaaliyeed ee dalka suudaan oo soo qaban qaabisay kulan loogu talagalay waxgaradka iyo aqoonyahada soomaaliyeed ee dalka Suudan oo looga doodayay waxyaabihii kasoo baxay shirkii wadatashiga dib uheshiisiinta soomaaliyeed ee kadhacay magaalada muqdisho. Ugu horayntiin waxaa ka hadlay kulanka Dr. C/qaadir Macalin Geedi oo ah xildhibaan ka tirsan barlamaanka soomaaliya oo […]

Ururka ardada Qaanuuniyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan oo Dood Cilmiyeed xiisa leh ku qabtay magaalada khatuum.

Ururka ardada Qaanuuniyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan oo Dood Cilmiyeed xiisa leh ku qabtay magaalada khatuum.

Khartuum: Dood Cilmiyeed si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay hawlka weyn ee Markas al-islaami al-ifriiqi ee dalka suudaan. Doodan ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Ardada Qaanuuniyiinta Soomaaliyeed ee suudaan, Doodan oo ciwaankeedu ahaa ((Kaalinta Bulshada rayidka ay kuleeyihiin ka dhabeynta Musaalaxadda Qaranka)). Dood Cilmiyeedkan waxaa kasoo qeybgalay Marti sharaf aad ufarabadan […]

Naadiga Suxufiyiinta soomaaliyeed iyo ururka PYDO oo Dood cilmeed ku qabatay magaaada Khartuum.

Naadiga Suxufiyiinta soomaaliyeed iyo ururka PYDO oo Dood cilmeed ku qabatay magaaada Khartuum.

Khartuum: Dood cilmiyeedkan oo si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Puntland Youth Development Organization iyo Somali Journalists Club in Sudan ayaa ka dhacday  hoolka Xarunta isu taga dhalinta Sudan , iyada oo ay kasoo qeyb galeen mudanayaal sida ururada bulshada, waxgaradka,aqoonyahaano ku sugan magaalada Khartoum Waxaa soo kala jeediyay dooda Dr: Foozi Maxamed  Baarow oo kamid […]

Farmaajo oo walaac Siyaasadeed la soo darastay!

Farmaajo oo walaac Siyaasadeed la soo darastay!

Ra’isul wasaaraha DFK mudane Cabdullahi Farmaajo ayaa si toos ah ugu soo biiray khilaafka labada mas’uul ee Shariif Xasan Sheekh Adan iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Farmaajo oo markiisi hore uu khilaafka uga jiray si waafaqsan shurucda dowladaha ayaa hadda si shakhsiyan ah ugu lugta yeeshay iyadoo arintaan si toos ah looga dheexan karo hadalkii […]

Hadaba Maxay Dani Noogu Jirtaa Oo Aan Ahayn Labada Shariif

Hadaba Maxay Dani Noogu Jirtaa Oo Aan Ahayn Labada Shariif

  Fadlan Wixii Fikir Kaaga Ah Kasoo Dhiibo Adiga Oo Aan Midkoodna Ku Xad Gudbin Noogu Soo Hagaaji jeerow@ishabaydhabo.com

Prime Minister of Somalia’s statement at the UN Security Council Meeting on Somalia – Wednesday 11 May 2011

Prime Minister of Somalia’s statement at the UN Security Council Meeting on Somalia – Wednesday 11 May 2011

Mr. President, Distinguished Ambassadors, It gives me a great pleasure to appear before the Security Council today for a third time since I took office November  last  year.  During  my  last  two appearances, I have reported to you the achievements made by the Transitional Federal Institutions, the challenges we face and the way forward.  I […]

SIR QARINTA IYO DUMARKA!

SIR QARINTA IYO DUMARKA!

Daraaso dhawaan uu sameeyay wargayska Daily Times ee ka soo baxa dalkaas Engiriiska ayaa daabacay sheeko xiiso leh. Wargayska ayaa shaac kaa qaaday cilmibaaris uu mudo waday taas oo uu ugu kur galayay ragga iyo dumarka, cida sirta lugu aamini karo. Gababadii Cilimi baaristisa ayuu sheegay in uu ogaaday in dumarku ay yihiin kuwa ugu […]

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Free WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology