
Newcastle United ayaa ka fakareysa inay iska iibiyaan weeraryahankooda Papiss Cisee si ay xayaysiinta ugu sameynayaan shirkada ribada ku shaqeysata ee Wonga. Cisse shalay kooxdiisa Newcastel United ayaa u sheegay inuusan dooneynin inuu xirto maaliyad lagu xayaysiinayo Wonga.com oo Newcastle ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka soo socda madaama uu Muslim yahay. Agaasimaha kooxda Newcastle [...]
June 9, 2013 | Posted in
CAYAARAHA,
Warar |
Read More »

Madaxweynaha dalka Maraykanka Barack Obama ayaa arbacadii doraad, ciyaar saaxiibtinimo la yeeshay ciyaaryahan ka mid ah kuwa ugu laacibsan ciyaarta Golf-ta ee aad ay u ciyaaraan dadka maalqabeenada iyo xidigaha u badan ee dunida. Sida ay ku warameen qaar ka mid ah warbaahinta dalka Maraykanku ciyaartan oo ahayd mid xiiso badan, isla markaana aanay ka [...]

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Tartan ciyaareed ah feerka loo yaqaan MMA oo xalay ka dhacay magaalada Herning ee dalkaas Denmark ayaa waxaa u suuragashay ciyaartooy soomaaliyeed oo u ciyaarayay dalkaasi Denmark in uu ka soo hooyo guul aad u weyn ka dib markii uu wareegii 1-aad ee ciyaarta daqiiqadeedii koowaad uu sare jooga ka tuuray ciyaar yahankii ka soo [...]

Xulka Nigeria ayaa markii seddexaad ku guuleystay koobka Qaramada Afrika ka dib markii ay 1-0 ku garaaceen xulka Burkina Faso ciyaartii finalka. Nigeria ayaa ciyaarta ku soo bilowday dardar iyaga ayaana kubada heystay inkastoo ay awoodi waayeen inay fursado halis ah sameeyaan, halka Burkina Faso ay ku soo bilaabatay iska caabin. Xulka Super Eagles ayaana [...]
February 11, 2013 | Posted in
CAYAARAHA,
Warar |
Read More »

Xulka Mali ayaa galay kaalinta 3-aad ee Tartanka Koobka Qaramada Afrika ee lagu wado in maanta la soo gabagabeeyo, kadib markii ciyaartii kaalinta saddexaad uu ka badiyay Xulka Ghana. Labadan Xul ayaa ku haray Sema Finalka Koobka Qaramada Afrika, waxaana Mali ay soo bandhigtay ciyaar u qalantay inay booska 3-aad ku xirato, isla markaana natiijo [...]
February 10, 2013 | Posted in
CAYAARAHA,
Warar |
Read More »

Garsooraha reer Tunisia Slim Jdidi ayaa ciyaaraha laga joojiyay ka dib markii shaqadiisii kulankii Burkina Faso iyo Ghana ay noqotay mid aad u liidata sida ay maanta ku dhawaaqday xiriirka kubada cagta Afrika CAF. Garsoore Jdidi ayaa si aad ah loogu eedeeyay qaladaad waa weyn oo uu sameeyay kulankii semi-finalka koobka qaramada Afrika ee dhexmaray [...]
February 8, 2013 | Posted in
CAYAARAHA,
Warar |
Read More »

Xulka Burkina Faso ayaa ka soo kabsaday qalad garsoore iyagoo rigoore 3-2 ku garaacay Ghana islamarkaana gaaray markoodii ugu horeysay finalka koobka qaramada Afrika. Ka dib markii barbaro 1-1 ah ay ku kala baxeen waqtigii caadiga ahaa, xulka Burkina Faso ayaa ciyaarta heysatay 30-kii daqiiqo ee lagu daray, waxaana laga diiday rigoore cad iyadoo xiddigooda [...]
February 7, 2013 | Posted in
CAYAARAHA,
Warar |
Read More »

Xulka Nigeria ayaa u soo gudubtay semi-finalka koobka qaramada Afrika ka dib markii ay 2-1 kaga talaabsadeen xulkii loo sadaalinayay koobkaan ee Ivory Coast. Nigeria ayaana hogaanka ciyaarta u qabatay ka dib markii uu gool qurux badan ugu furay dhamaadkii qeybtii hore ciyaaryahan Emenike, kaasoo laad xor loo taagay islamarkaana darbo awood leh ka dhaliyay [...]
February 3, 2013 | Posted in
CAYAARAHA,
Warar |
Read More »

Kulamo adag ayaa ka soo baxay wareega 8-da ee koobka qaramada Afrika, waxaana kulanka ugu adag ilaa iyo haatan lagu tilmaamayaa marka ay isku dhacaan Ivory Coast iyo Nigeria. Ivory Coast ayaa kaalinta koowaad kaga soo baxday group-keeda D halka Nigeria ay kaalin labaad kaga soo baxday group C taasoo keentay inay isku beegmaan labadan [...]
January 30, 2013 | Posted in
CAYAARAHA,
Warar |
Read More »