
441: sheeg faadumo culeyskeeda waxaa uu udhigmaa laba laabka wiilkeeda tirade iskudarkoodana waa 108kg hadaba sheeg culaysaka wiilka? J:waa: 53-kg 442: Ninka layirahdo Aadam waxaa uu waqtigiisa uu uqiibiyey Y+3hours wuxuuna seexday 2Y-4houra wuxuu aaday jaamacada iyo Y+1hours inuu sameeyo waxyaabo kale hadaba sheeg inta saacadood uu jaamacada kumaqanaa? J:waa: (y+3+2y-4+y+1=24):6saacadood ayuu jiray jaamacada 443: [...]

421:Nebi kasta miyaa Rasuul ahaa mise Rasuulkasta ayaa nibi ahaa? J:waa:Rasuulkata waa nebi laakiin nebi kasta Rasuul ma ahan. 422:sheeg nebigii ugu danbeeyey reer banuu israa’iil? J:waa; nebi ciise. 423:sheeg tirada kutubada samaawiga ah? J:waa: 5kutub 424:sheeg magac boqorkii kusoo duulay kacbada ? J;waa; abrah 425:imisa bilood ayey kadanbeysay faadumo nebiga(s.c.w)? J;waa;6bilood 426:qof sooman ayaa [...]

401: sheeg nin tuug ah ayaa ladhigay jeelka subixii bishii may 29 ilaa 29 sep hadaba imisa maalmood ayuu kujiray xabsiga? J:waa:123-habeen 401: waa maxay cadaadiska Atmosphericpreasure? J:waa:(10)2n|m2 403; sheeg magaca hooyadii dhashay saxaabiga cabdulaahi binu maktuum? J:waa : Aasia 404: sheeg dhul bedkiisu yahay 3mx1.5m lagu soo wareejiyey wado hal mitir balaceedu yahay hadaba [...]

381: sheeg magacyadooda wiilasha Abuubakar? J:waa: Cabdi raxmaan. Cabdulaahi iyo maxamed 382): sheeg inta gabdhood uu dhalay Abuu baker ? J:waa; Asmaa,Caa’isha iyo umulkaltuum 383; sheeg suurada kadhamaata xarafka laam(L)? J;waa;suuratufiil ama alabara 384;sheeg suurada ku dhamaata xarafka(A)? J’:waa;suuratu shamsi 385:sheeg suurada kudhamaat xarafka(H)? J:waa;suuratu lamyakun 386:sheeg saldhiga tareen ee ugu weyn aduunka ama ugu [...]

366: sheeg madaxweynaha wadanka benin ? J:waa; metu kerakaki 367: sheeg tirada inta adeer uu lahaa nebigeena maxamed (scw) ? J:waxaa ulahaa 10 adeer ah . 368:sheeg inta xadiis uu kaweriyey rasuulka (s,c,w)saxaabiga layirahdo salmaanul faarisi? J;waa:60-xadiis. 369:imisa watt ayuu udhigmaa 1woodfaras? J;waa;750watt 370:sheeg saxaabigii ugu horeyey ee qur’aanka cod dheer ku akh riyey maka [...]

351: sheeg gobolka ugu degmooyinka badan gobolada soomaaliy? J;waa;gobolka banaadir 352:sheeg afarta dekadood ee ugu weyn soomaaliya? J: waxay kalayiihiin. a)dekada muqdisho. b)dekada kismaayo. c)dekada boosaaso. d)dekada berbera. 353:sheeg dhaqanka soomaalidu dadka aan degaalka lagu dilin? J:waxaa dagaalku lagu dilijirin dhanka soomaliyeed waxay kayihiin . a)maatada b).culmada c) xirta d) maganta e)ergayda f) martida I) [...]

336: sheeg wadan kuyaala afrika oo leh labo webiyo, laba badood oo aad ubalaaran kuna fiican xoola dhaqashada iyo beeraha? J:waa: wadanka soomaaliya 337: Erayga dhabaashiir waxaa lagawaa jeesto sheeg luuqada asal ahaan uu kasoojeedo erigaas? J:waa luuqada Turkish . 338:sheeg labo qof oo lagu xasuusto dhinac jecelka dalka soomaaliy? J:waa;cilmi boodheri iyo hodon 339:sheeg [...]

321:sheeg waqtigii ugu horeysay ee calanka soomaaliyeed ee lasaaro ? J:waa: 11kii October 1954-tii. 322:sheeg sanadkii uu dhacay dagaalkii dhagaxtuur? J:waa:5-october 1949-kii. 323; muxuu u taaganyahay xidiga soomaaliya ee kuyaalo calanka dhaxdisa? J:waa: waxaa utaagan yahay 5 soomaaliya ama Somali weyn 3223:sheeg micnaha loolajeedo 5 soomaaliya? J:waxaa loolajeedaa 5shanta soomaaliya oo kala ah:- a)soomaali koonfureed. [...]

306: sheeg magaca wada udhaxeysa Raqeyga ilaa Huteel curuubo ee magaalada muqdisho? J:waa: saqaawudiin. 307: sheeg gobolka jubada dhaxe degmada keli ah ee soodin la leh Bada? J:waa: Jilib. 308: sheeg Nebigii dabka lagu tuuray? J:waa: nebi ibraahim(c.s) 309: sheeg halka uu dhintay saxaabiga layirahdo bilaal binu rawaax? J:waxaa uu kudhintay magaalada Dimishiq dalka suuriya. [...]

291: sheeg tirada dhaliyaradii ururka SYL? J: waa:13 dhaliyaro. 292: sheeg goortii lanaq shadeeyay calanka soomaaliya? J:waa:1945-tii. 293: sheeg ninkii keenay nashqada calanka soomaaliya ee quruxbadan? J:waa: maxamed cawaale liibaan. 294: sheeg ninkii alifay heesta calanka? J:waa: Qaasim Hilowel. 295: sheeg goortii la aas aasay Idaacada BBCda laanteeda af soomaaliga ? J:waa: 1959-kii. 296: sheeg [...]