
Waxaad kusoo dhawaataan dhamaan akhristiyaasha sharafta iyo qadarinta mudan faalo kusaabsan Canbaha. Canbaha waxa uu leeyahay noocyo badan oo dunida laga isticmaalo kuwa dalkeen ka baxa waa kuwa ugu macaanka badan caalamka. Canbaha lagu beero soomaaliya waa mid aan umacaan waayo waxa uu haystaa carro wangaasan oo uu kubixikaro iyo jawi ku fiican in lagu [...]

Sida aan hore idinkugu soo gudbinay isbuucii horey qaraha ayaa waxaana maanta ka hadli donaa waxtarka qaraha wuxuu kamid yahay dalagyada ugu muhiimsan ee soomaalidu beerato gaar ahaan nocyada khudaarta. Qaruhu wuxuu kamid yahay dalagyada (crop) ugu muhiimsan ee kujira caa’ilada loo yaqaano (cucurbitaceous) waa markii laga hadlaayo. Classification of the plant waxana loo yaqanaa [...]

Qaraha: waa miro lacuno oo aad uga baxo dal soomaaliya ama wadamada kale ee kulul. Water Melon:Waa Magaciisa ingiriis ahaan qaraha waye. Qaraha waxuu asalkiisa ka imaaday qaarada Afrika, maanta waxuu ka baxaa wadamada kale oo kulul sida aasiya ama bariga dhexe. Qaraha dhulka oo ka bixi karo waa in oo ahaadaa dhul aad u [...]

Soomaaliya waxay leedaahay dhul kuwanaagsan waxsoosaarka beeraha oo qiyaastii dhan 8.2000.000 labo milyan oo hiktaar. Si loogu faa’idayso dhulaas habada dowladii kacaanka oo waxbadan kashqeysay in ay helaan shacabka soomaaliyeed cunto kufilan iyadoona iskutashanayo nafsadooda oo aan dadakale waxkasugeynin. Jamhuuriyada dowladii dimuquradiga ee soomaaliya waxay qaaday tilaabo kor loogu qaadayo waxsoosaarka beeraha iyo talaabooyin farabadan [...]

Marka hore illaah ayaa mahad iska leh, intaa kadib waxaan rabaa in aan idin soo gudbiyo maqaal kusaabsan timirta. Timirtu: waa Miraha aynu wada naqaano ee ka baxa Dhulka Lamadegaanka ah, Dhulkeenana meelaha qaarkood ka baxada in kasto oo aanu badnayn tayadiisuna fiicnaynayn uuna u baahan yahay in si Cilmiyaysan looga shaqayo. Mirahan iyo Geedka [...]

Marka kowaad waxaa mahad oo idil ıska leh rabiga cırka taagay tiir la’aan dhulkana goglay, aadmıgana ka dhigay noole idilkıı kan ugu sharafta badan, una doortey Nabi Maxamed (N.N.K) kii lagu khatımey Nabiyada. Marka labaad waxaan u mahad celinayaa maamulka ishabaydhaba.com ıyo aqrıstayaasha soomaalıyeed meelkastoo ay aduunka kajoogaan kuwaasoo malinkasta sıda joogtada ah u soo [...]

Salan qaali ah kadib akhriistiyaashena sharafta leh Kusoo dhowaada qeybtii labaad ee faaladii aan ugu hadleynay yaayada waxaa aan in soogudbiyey isbuuci hore qeybtii koowaad ee faaladii kusaabsaneyd yaayada manta waxay kubilaabanaysaa qeybta labaad sidan soo socota. Yaayada markii ugu horeysay waxaa lagu beerey Ameerikada koonfureed kadibna waxay kufaaftay dhamaan Aduunka daafihiisa iyadoo gumeystiyaashii ay [...]

Barnaamijkeen wax soo saarka beeraha ayaa maanta waxaan kusoo qaadanaynaa yaayada oo dadkeena waxbadan ay isticmaalan. Yaanyadu: waa khudaar kamid ah khudaarta inta badan ay shacabka soomaaliyeed ay isticmalaan sameynta cuntada.isla markaana aan u cuni karno sideeda yaayanada dhamantooda ma ahan laakin nooc waxaa jiraa lacunikaro iyadoo dablasaarin. Waxyaabaha aadka loogu isticmaalo waxa kamid ah [...]

Marka hore akhristayaal iga guddooma salaan sharaf badan marka labaad waxaan jeclahay inaan idin soo gudbiyo warbixin kusabsan cayayaanka dhibka badan ee looyaqaano ayaxa. Waxaan waxbadan aan idin soo gudbiyey warbixino iyo maqaalo kusaabsan dalqayada iyo dhirta muhiimka u ah bedi aadamka noloshiisa. Maanta waxaan warbixinteena kusoo qaadanaynaa cayaanaka looyaqaano ayaxa (jaradka)ama kalaanka qofba sida [...]

Dhamaan akhristiyaasha sharafta iyo qiimaha badan marka hore waxaan idinkusalmayaa salanta ugu qaalisan aduunka waana salan islamka intas kadib waxaan rabaa in aan idin soo gudbiyo maqaal kooban oo kahadlaayo dalaqa lagu magacaabo cadas oo kamid ah dalaqyada uu cuno beni aadamka. Cadaska: waxaa uu kamid yahahay dalaqyada uu cuno beni aadamka waana mid loo [...]