Archive for the Category ‘Dhulka DM’

Baydhabo Janaay oo Loo Gabyay (By: Isaak Hassanow)

Baydhabo Janaay oo Loo Gabyay (By: Isaak Hassanow)

Baydhaba Janaayeey Bilicda tii wacneydeey Boholyoow daraadaa Beerka tuu i jeexmeey Buula Nuurii Busley iyo Berdaaliyo Horseediyo Buula Jameciyo Banjawani Barbaartii Aawsheeniyo Barxaddii jardiinada Berdihii Bincalwaan Beerihii carabtiyo Beydaankii ku yiilay Isha Baydhaboodiyo Biyadhacii Garbada iyo Bohoshii Urugey iyo Bohoshii Warqudaaw Bohoshii Salaamey Bohoshii Jallaata Boholaha is dhaafiyo Buundooyinka isku gudban Billuhu ku maneysteey Bariithe […]

Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology