
LONDON: Waxaa Magaalada London lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, taasoo ku saabsaneyd Caleemo Saarka Suldaanka Beelweynta Garre waxaana ka soo qaybgaley Caleemo Saarka Suldaanka Cusub, Malaaqyo, Ugaasyo, Garaadyo, Wasiiro hore, Xildhibaano, Culumaa’udiin, Dhalinyaro, Haween iyo Marti Sharaf kale oo lagu Casuumey Caleemo Saarka. Xubno ka kala yimid dalalka Yurub ayaa [...]

Waxaana kala wareegay Garaad Caliyow tariikhdu markay ahayd 1897, wuxuuna hayey muddo 5 sano ah. Isna waxaa kala wareegay Garaad Maleelow taariikhdu markay ahayd 1912, wuxuu ahaa garaadkii ugu dagaal kululaa wuxuu la dagaalamay sidoo kale Booranta, Ogaadeen iyo Dagoodiye, waxayna ku dagaaleen xadka Itoobiya iyo Soomaaliya. Aw Maleelow wuxuu ahaa abaan duule, wuxuuna duulaankiisii [...]

Garaad Maadow wuxuu xukunka hayey muddo 15 sano ah, waxaa xukunka kala wareegay Garaad Adan Nuurow wuxuuna ahaa Garaadkii 2aad ee aad ula dagaalamay Booran, Ogaadeen, iyo Dagoodiye markaasi waxay isu fureen ilaa Fiilto, C/waaq, Diido Caano. Garaad Maadow wuxuu ahaa Garaadkii muslimiyey Garemare ka dib markii ka soo noqday dagaalka, dagaalka waxaa ka qayb [...]

Markaa ka dib Garaadka wuxuu isugu yeeray dadkii dalka deganaa kuwaas oo kala ahaa:- 1- Gasaargude 2- Waaqdhoore 3- Gawaaweyn 4- Gare 5- Booran, Sagaal iyo Sideed, iyo wixii meelaha ka dhowaa. Markii dadka la isugu yeeray dhamaantooda way diideen, khilaaf weyn ayaa ka dhex dhacay markii dambe Garaadku wuxuu yiri dadka waa dad islaam [...]

Saldanooyinkii Caruurtii Garaad Khalaf. Caruurtii Garaadka xilalka boqortooyada waxay u kala qabteen sida tan:- wiilkiisii ugu weynaa ee Garaad Liibaan ayaa ugu horeeyey wuxuuna hayey boqortanimada intii u dhaxaysey miilaadiyada 1435- 1470, hijriyadana 855-890. Wuxuuna ku socdey xukunkii aabihiis oo ahaa DigilMirifle uu ugu garqaadi jirey degmada Luuq. Garaad Liibaan wuxuu dhintey 1469 miilaadiyada, ka [...]

Aadanaha maanta ifka ku nool waxaa uu leeyahay taariikh iyo sooyaal hore ee uu ka soo farcamey, iyo deegaan ay ka bilaabatay taranka noloshiisa. Sidaa darteed waxaan halkan idin kugu soo gudbinaynaa taariikhda beesha Gasaargude oo ka mid ah beelaha ku abtirsada DigilMirifle oo kooban, iyo deegaankii ay ku noolaayeen . Gasaargude deeganka degmada Luuq [...]

Soomaaliya saldanadii ka jiri jirey gumeysiga ka hor waxey dhulka u kala maamuli jireen sidan:- AJUURAAN: wuxuu xukumi jirey HIIRAAN, qarnigii 15-aad ilaa qarnigii 17-aad. GELEDI {DIGIL}: suldaan YUUSUF MAHAMED wuxuu xukumi jirey inta u dhaxeysa MOGADISHO,AFGOOY, IYO BARAAWI. GASAARGUDE {MIRIFLE}: wuxuu xukumi jirey inta u dhaxeysa “GEREED KALAFOW, AW-MAADOW, waa meesha hada loo yaqaano [...]

Magaalada muqdisho oo ah magaalo madaxda soomaaliya waxaa la helay Qarnigii 7-aad, waxaana helay dad carab ahaa oo wadey fidinta diinta ISLAAMKA,iyo dad PERSIA ah oona ka dhexeeyey ganacsi, carabtu waxay ahaayeen dad lacag leh, islamarkaana awood siyaasadeed lahaa waqtigaas, qarnigii 9-aad ama kii 17-aad. Magaalada muqdisho waxaa lagu xukumayey xukunkii MUSLIMKA,ninkii waqtigaas [...]
May 31, 2011 | Posted in
Saldanooyinka DM |
Read More »