
Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa maanta ku dhawaaqday in lagu guuleystay diiwaan galinta kun saddex boqol afartan iyo shan qof oo ajaaniib ah oo siyaabo kale duwan uga shaqeya gudaha magaalada Muqidsho. Taliyaha hoggaanka waaxda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, C/laahi Gaafow Maxamuud, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho, [...]
May 23, 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa gaaraya magaalada Addis Ababa ee xarunta Itoobiya si uu uga qayb galo xuska 50 guuradii ka soo wareegtay markii la aasaasay ururka Midowga Africa. Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa lagu wadaa in uu madaxda Africa ee ka qayb galaya kulanka xuska 50 guuradaka [...]
May 23, 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Xukuumada Dalka Tuuniisiya ee waqooyiga qaarada Afrika ayaa aroos balaaran u qabatay lamaane, sideetan jiro ah oo la sheegay in qiso jacayl oo dalkaas laga wada maqlay dhex martay, kuwaas oo isla todobaadkan loogu aroosay magaalada Tunis ee caasimadda dalkaas. Wasaaradaha Qoyska iyo arrimaha bulshada ee dalka Tuunisiya, ayaa xarun wayn oo xukuumada dalkaasi leedahay, [...]
May 23, 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Wararka naga soo gaaraya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in galbeedka magaalada Baladweyne uu dagaal khasaaro dhimasho iyo dhaawac geystay ku dhex maray Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya ee halkaasi ku sugan. Inta la ogyahay 10 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaa ka badana waa ay ku dhaawacmeen kadib markii [...]
May 23, 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa heshiis la xiriira taakuleynta ciidankeeda waxay la saxiixatay dowladda Sudan. Guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidanka qalabka sida Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa Soomaaliya u saxiixay heshiiska oo qodobbadiisa ay ka mid yihiin in dowladda Soomaaliya laga taageero dib u dhiska ciidanka iyo tababarrada. Heshiiska waxaa isku dubbariday wasiirrada gaashaandhigga ee Soomaaliyo [...]
May 23, 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Kadib markii maalintii shalay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Pro. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari uu sheegay xildhibaannadii mooshinka wada intoodii badneyd ka laabteen go’aankoodii, sidaa daraadeed xukuumadu sii shaqeyn karto, ayeey sheegeen xildhibaannada wali ku dhegan mowqifkooda ka dhanka ah xukuumada in ay mar kale soo celin doonaan mooshinka. Xildhibaannada ayaa sheegay in wax ka noqonasho ah [...]
May 23, 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

50 guuradii ka soo wareegatay xilligii la aasaasay ururka Midowga Afrika ayaa lagu wadaa in maanta looga dabbaaldego magaalada Muqdisho. Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo uu u hor kacayo wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Mohamed Salah Annadif ayaa ku sugan magaalada si ay uga qeyb-qaataan xuska, waxaana lagu wadaa in madax sare [...]
May 23, 2013 | Posted in
Warar |
Read More »

Askari ayaa lagu dilay faas, labadii qof ee dishayna waxaa lagu toogtay xaafadda Woolwich ee Koofurta Barri ee magaalada London. Ra’iisal Wasaaraha Britain, David Cameron ayaa weerarkaa ku sheegay in uu yahay dhab ahaantii mid naxdin leh. Filim la helay ayaa muujinaya in mid ka mid ah ragga weeraka qaaday oo midi sita oo ku [...]

Galabnimadii maanta ayaa waxaa soo gaaray magaalda Baydhabo Janaay wafuud heer caalami ah. Shirkada SKY oo ah shirkadaha aduunka si wayn loogu yaqaano ayaa waxa ay shir saacado soconaayey laqaateen Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Baay Dr. Cabdi Aadan Hoosow waxayna kawada hadleen sidii ay u dhisi lahaayeen Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Baydhabo iyo sidii shirkada SKY [...]

Dowladda Ethiopia ayaa iska fogaysay inay ku lug-leedahay qilaafka ka jira maamullada gobollada Jubbooyinka ee dhowaan looga dhawaaqay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Afhayeenka Ra’iisul wasaaraha Ethiopi, Getachew Reda oo la hadlay raadiyaha Codka Mareykanka ayaa sheegay in dowladda Ethiopia aanay dhinacna la jirin maamullada Kismaayo looga dhawaaqay iyo xaaladda halkaasi ka jirta. Waxaa [...]