Archive for the Category ‘HAMBALYO’

Tahniyad Aroos ah oo Hawada Loo Marinayo C/qaadir Suleymaan (Abdulkadir Baasha) iyo Sucaado Sh. C/laahi

Tahniyad Aroos ah oo Hawada Loo Marinayo  C/qaadir Suleymaan (Abdulkadir Baasha) iyo Sucaado Sh. C/laahi

Waxaan Halkaan Tahniyad Aroos Kadiraya :- Aabe suleymaan iyo Hooyo  maryan macallin xasan. Ayeeyo faadumo cali nuur Eedo muslimo isxaaq Eedo xalimo maxamed cali Habaryar malayko macalin xasan Habaryar batuulo macalin xasan Habaryar xabiibo macalin xasan Abti maxamud macalin xasan Abti maxamed macalin xasan Faadumo suleymaan iyo saygeed c/qaadir maxamed xasan Xaawo suleymaan iyo saygeeda [...]

Hambalyo Aroos Farxad Leh oo ka Timid Ardayda DM ee ku kala Nool Dalalka Somaliya, Sudan, Maleysiya iyo Kenya

Hambalyo Aroos Farxad Leh  oo ka Timid Ardayda DM ee ku kala Nool Dalalka Somaliya, Sudan, Maleysiya iyo Kenya

Dhamaan Ehelada iyo asxbta hoos kuxusan waxay tahaniyad farxad leh  udirayaan  arooska iyo aroosada lamaanaha isdoortay. Al –ustad  Sheikh Maxamed Xuseen iyo gacalasidiisa Sahro Ibrahim Maxamud  oo aqal galkooda kadhacay  caasimada soomaaliya ee muqdisho gaar ahaan degmada waaberi taariikhdu markay ahayd 12- bishan  aynu kujirno ee  April 2013. Waxaa tahniyada kal iyo laab ah wada [...]

Hambalyo Dhalasho: Maxamed Shuurow Nuur iyo Xaliimo Iidow Caabud oo Gabari Ugu Dhalatay Baydhabo Janaay

Hambalyo Dhalasho: Maxamed Shuurow Nuur iyo Xaliimo Iidow Caabud oo Gabari Ugu Dhalatay Baydhabo Janaay

Taariikhdu Markay Ahayd 20-01-2013 Waxaa Magaalada Baydhabo Janaay ee Xarunta Gobolada Koonfurta Soomaaliya uu Gabar ugu Dhalatay Maxamed Shuurow Nuur (Nuurkay) iyo Xaliimo Iidow Caabud. Waxaa Halkaan Tahniyad Dhalasho Farxad Leh Ka Diraya Dadka Kala Ah:- Reer Shuurow Nuur, Reer Iidow Caabud, Reer Sooyaan, Reer Cabduqaadir, Reer Awxasan, Anisa Cadow iyo Ciyaalkeeda, Caamir Xassan Colow iyo Xaaskiisa, [...]

Tahniyad Dhalasho: C/laahi Isaaq Ibraahim iyo Faadumo Isaaq Maxamed oo Gabari ugu Dhalatay Baydhabo Janaay

Tahniyad Dhalasho: C/laahi Isaaq Ibraahim iyo Faadumo Isaaq Maxamed oo Gabari ugu Dhalatay Baydhabo Janaay

Saabir Colaad Golley, Maxamed Aflow, Iyeeyow, Xuseeney, Galoolow, Madkey,  Mash Mash, Yuusuf Cabdulaahi Sheekh xaamud, Caasho Isaaq, Tuulo Tuulo, MM Yaroow, Maxamuud Maxamed Isaaq, Maxamed Malaaq, Cabdulaahi Idiris deerow, Cabdow Cali Nuur, Hooyo Batuulo Mursal Aadan iyo Aabe Isaaq Ibraahim Maxamed Dhammaan Eheladan iyo Asxaabtan Waxay Tahniyad Dhalasho u dirayaan:- C/laahi Isaaq Ibraahim {Dhegey} Iyo [...]

Hambalyo ka Timid Xudur Kuna Socota Yaasiin Aadan Maxamed iyo Ikraan Aadan C/maanis

Hambalyo ka Timid Xudur Kuna Socota Yaasiin Aadan Maxamed iyo Ikraan Aadan C/maanis

From Huddur District All are There Anagoo Kala Ah:- Hooyo Deeran Nishe Aabe Aadan Maxamed Nuur iyo Xaaskiisa Cabduqaadir Aadan Maxamed(Imba) iyo Caruurtiisa Maxamed Aadan Maxamed (Xamarey), Xaasaskiisa iyo Caruurtiisa Cumar Aadan Maxamed. Dhamaanteena Waxaan Halkan Tahniyad Aroos uga Direynaa Arooska iyo Aroosada kala ah:- Yaasiin Aadan Maxamed Nuur iyo Marwadiisa Ikraan Aadan C/maans Shodog [...]

Hambalyo Dhalasho: Cumar Saciid Cali iyo Nuurto Cali Nuur oo Wiil ugu Dhashay Magaalada Jeerow

Hambalyo Dhalasho: Cumar Saciid Cali iyo Nuurto Cali Nuur oo Wiil ugu Dhashay Magaalada Jeerow

Agaasimaha Shabakada Warbaahinta Ishabaydhaba Ilyaas (Qalinle), Agaasime Kuxigeen Maxamed Cade, Tifaftire Ashraf Macalin Nuur iyo dhamaan Bahda Ishabaydhaba.com. Amiin Cumar Maxamed Aadan, C/casiis Cabdi Nuur C/raxmaan, C/shakuur Xaaji C/kariim, Faadumo Maxamed Aadan iyo Caruurteeda, Xasna Xaamuud Maxamed Aadan iyo Caruurteeda, Bishaaro Xaamuud Maxamed iyo Caruurteeda, Xabiiba Cadow Cabdalla Shariif iyo Caruurteeda, Luul Siidcali Cabdulle iyo [...]

Hambalyo Meher: Yaasiin Aadan Samow iyo Fardowso Maxamed Nuur Jileey

Hambalyo Meher: Yaasiin Aadan Samow iyo Fardowso Maxamed Nuur Jileey

Hanbalyo Hanbalyo Hanbalyo Waxaa Halkan looga Hanbalyeynayaa Boqorka iyo Boqorada kala ah Mudane Yaasiin Aadan Samow iyo Xaaskiisa Qaaliga ah Fardowso Maxamed Nuur Jileey oo Meherkoodu ka dhacay Maagaalada Qaahira gaar ahaan Xaafada Nasr City Taarikhdu Markey aheyd 09/11/2012. Waxaana Hambalyo Iyo Bogaadin Hawada u Marinaya Dadka Kala Ah:- 1. Ilyaas Saciid Cali (Qalinle)                                      [...]

Bahda Ishabaydhaba oo Tahniyad Dhalasho u Diraya Tifaftiraha Baidoamedia C/casiis Maxamed Dhegacade.

Bahda Ishabaydhaba oo Tahniyad Dhalasho u Diraya Tifaftiraha Baidoamedia C/casiis Maxamed Dhegacade.

Dhamaan Bahda Shabakada Warbaahinta Ishabaydhaba.com waxa tahniyad dhalasho farxad leh hawada u marinayaan, Tifaftiraha guud ee shabakada Baidoamedia.com Mudane Cabdicasiis Maxamed Axmed Dhegacade iyo Caasho Maxamed Cabdi oo Wiil ugu dhashay Magaalada Vasteras. Bahda Shabakada Warbaahinta Ishabaydhaba.com oo kala ah:- 1. Ashraf Macalin Nuur (Muqdisho) 2. Caliyay Sheekh Mad (Baydhabo) 3. C/Nuur Shariif Maxamed (Nairobi) [...]

Bahda Warbaahinta Ishabaydhaba oo Hambalyo Dhalasho u diraya Milkiilaha Baidoanews Abowasharow oo Wiil ugu Dhashay dalka Swizerland

Bahda Warbaahinta Ishabaydhaba oo Hambalyo Dhalasho u diraya Milkiilaha Baidoanews Abowasharow oo Wiil ugu Dhashay dalka Swizerland

Milkiilaha Shabakada Warbaahinta Ishabaydhaba.com Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) iyo Tifaftire Ashraf Macalin Nuur iyo Dhamaan Shaqaalaha iyo Hawl-wadeenada Ishabaydhaba waxay Hambalyo Dhalasho u dirayaan Fahad Maxamed Abuukar ( Abow asharow) iyo Marwadiisa Deeqa Maxamuud Nuur  oo uu wiil ugu dhashay Magalada Zurich ee wadanka Switzerland, Wiilkaas oo loo bixiyay Dalmar, waxaanu leenahay soo kor oo [...]

Tahniyad Meher: Hambalyo iyo bogaadin oo loo dirayo Aweys Cali Nuur Cali iyo Khadiija Ibrahim Abuu.

Tahniyad Meher: Hambalyo iyo bogaadin oo loo dirayo Aweys Cali Nuur Cali iyo Khadiija Ibrahim Abuu.

Hambalyo iyo bogaadin oo loo dirayo Aweys Cali Nuur Cali iyo Khadiija Ibrahim Abuu oo meherkooda maalintii Sabtida 08 October ka dhacay Magaalada Baydhabo Gobolka Bay. Dhammaan Ehellada, Waaliddiinta iyo Asxaabta waxay u tahniyadeynayaan lamaanaha Aweys Cali Nuur Cali iyo Khadiija Ibrahim Abuu oo dhawaan meherkooda ka dhacay magaalada Baydhabo Janaay. Aabo Cali Nuur Cali Ilyaas [...]

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology