Archive for the Category ‘TACSI’

Reer Deerow oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku Timid Dr. Cabdalla Maxamed Xuseen

Reer Deerow oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku Timid Dr. Cabdalla Maxamed Xuseen

Inaalillaahi Waa Inaa Illeyhi Raajicuun. Waxaan tacsi tiiraanyo leh halkaan uga diraynaa dhamaan ummada somaaliyeed Gaar ahaan dadka DigilMirifle, iyo eheladdii iyo qaraabaddii uu ka geeriyoodey,Halyeygii,Dhakhtarkii,Naxariista badnaa DR. Abdalla Mohamed husein ee uu ku geeriyoodey wadanka turkiga gaar ahaan magaalada Istanbull. Waxaana tacsiyadan diraaya, dadka Hoos ku qoran:- 1, Ahmed Abdi Derow (Ahmedtow) 2, Hassan [...]

War Naxdin Leh: Mid ka Mid ah Takhaatiirta Ugu Waa Weynaa Soomaaliya oo ku Geeriyooday Dalka Turkiga

War Naxdin Leh: Mid ka Mid ah Takhaatiirta Ugu Waa Weynaa Soomaaliya oo ku Geeriyooday Dalka Turkiga

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun waxaan shalay Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ku geeryoodey Alaha u Naxariistee Marxuun Dr. Cabdala Maxamed Xuseen oo mudo isbuuc ah xanuun ugu jirey isbitaal ku yaala Magalada Istambuul. Marxuunka ayaa waxaa uu ka mid ahaan jirey dhaqaatiirtii ugu weynaa ee dhinaca haweenka Genecolog, wuxuuna kasoo shaqeeyey Isbitaalada Magalada Muqdisho, [...]

Munaasabad Baroor-diiq Aheyd oo Xalay Magaalada London Loogu Sameeyay Halyey Dr. Marxuum Xasan Maxamed Nuur Shaati-gaduud

Munaasabad Baroor-diiq Aheyd oo Xalay Magaalada London Loogu Sameeyay Halyey Dr. Marxuum Xasan Maxamed Nuur Shaati-gaduud

Wasiiro iyo Xildhibaano hore ayaa ka qayb galay munaasabad loogu Baroor diiqayay Allaha u naxariistee Halyeey Dr. Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud oo 3 April 2013 ku geeriyooday magaalada Frankfurt ee dalka Jarmalka, isla markaana todobaadkii hore lagu aasay magaalada Baydhabo Janaay. Munaasabada baroordiiqda ah oo xalay lagu qabtay magaalada London, waxa sidoo kale ka qayb [...]

Tacsi ay Dirayaan Reer Xasan Barkaan Cismaan

Tacsi ay Dirayaan Reer Xasan Barkaan Cismaan

Annagoo ah Reer Xasan Barkaan Cismaan waxaa halkaan Tacsi Tiiraanyo leh uga Diraynaa Geeridii ku timid Halyeey Dr. Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud oo ahaa Mujaahid usoo halgamay Dadyowga Koonfurta Soomaaliya. Waxaan Ilaah uga baryeynaa Dhamaan Umada Soomaaliyeed, Ehelkii iyo Qaraabadii uu ka geeriyooday  Marxuumka in uu Samir iyo Iimaan kasiiyo, Ilaahay ha Geliyo Janatul [...]

TACSI: Geeridii Marxuum Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud

TACSI: Geeridii Marxuum Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud

Dhamaan bahda  DMSA oo kala jooga aduunka dacaladiisa, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Col. Hassan Mohamed Nuur (Shatigaduud) oo ku geeriyooday magaalada Frankford ee dalka Germany, waxaa ayna leeyihiin Samir iyo [...]

TACSI: Ardayda Koonfurta Soomaaliya oo ka Tacsiyeynaya Geeridii Col. Shaati Gaduud (Malaysia iyo Suudaan)

TACSI: Ardayda Koonfurta Soomaaliya oo ka Tacsiyeynaya Geeridii Col. Shaati Gaduud (Malaysia iyo Suudaan)

رَاجِعونَ إِلَيْهِ وَإِنَّـا لِلّهِ إِنَّا Anagoo ah Jaaliyada iyo Ardeyda Koonfurta Soomaaliya ee dalka Malaysia oona Aad uga naxsan geerida naxdinta leh ee ku timid Allaha unaxariistee Marxuum Col. Xassan Maxamed Nuur Shaati-gaduud ayaa waxan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa shacabweynaha Soomaaliyeed gaarahaan shacbiga Digil iyo Mirifle geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuum Xasan [...]

London: Tacsida Mujaahid Col. Shaati Gaduud oo Iska soo Daba Dhaceysa

London: Tacsida Mujaahid Col. Shaati Gaduud oo Iska soo Daba Dhaceysa

Dhammaan Jaaliyada Digil/Mirifle ee UK, gaar ahaan dadka hoos ku xusan waxaa ay tacsi tiiraanya leh u dirayaan dhammaan Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Marxuum Col.Hassan Mohamed Nuur (Shatigaduud) oo 4-ta Bashan April 2013 ku geeriyooday magaalada Frankford Germany, waxaa ayna leeyihiin Samir iyo Iimaan Allaha [...]

Baydhabo: Odayaasha Dhaqanka Koonfurta Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin Kale oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku Timid Col. Shaati Gaduud

Baydhabo: Odayaasha Dhaqanka Koonfurta Soomaaliya iyo Mas’uuliyiin Kale oo ka Tacsiyeynaya Geeridii ku Timid Col. Shaati Gaduud

Geerida Marxuumka Korneel Xasan Maxamed Nuur Shaati Gaduud ayaa waxaa ka tacsiyeeynaya Madaxda Maamulka Gobolka Baay, kan Degmada, Suldaanada, Malaaqyada, Gudiga Farsamada Maamul u Sameynta Lixda Gobol ee Koonfurta Soomaaliya. Qoraalka Tacsida Ah Ayaa Sidaan u Qoran:- Suldaanada iyo Malaaqyada Koonfurta Soomaaliya Dhamaan Suldaanada iyo Malaaqyada Koonfurta Soomalaiya waxay ka tacsiyeynayaan Geerida ku timid Allaha [...]

Sydney: Tacsi – Marxuum Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud‏

Sydney: Tacsi – Marxuum Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud‏

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun انا لله وانا اليه راجعون Anagoo ka mid ah jaaliyada Digil iyo Mirifle ee magaalada Sydney, Australia, waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan shacbiweynaha Soomaaliyeed gaarahaan shacbiga Digil iyo Mirifle geeridii ku timid Marxuum  Xasan Maxamed Nuur Shaatigaduud oo ka mid ahaa halgamayaasha qowmiyada Digil iyo Mirifle. Waxaan [...]

TACSI: Jaaliyadda Koonfurta Soomaaliya ee Ingiriiska oo ka Tacsiyeynaysa Geeridii Marxuum Col. Shaati Gaduud

TACSI: Jaaliyadda Koonfurta Soomaaliya ee Ingiriiska oo ka Tacsiyeynaysa Geeridii Marxuum Col. Shaati Gaduud

Jaaliyada Koonfurta Soomaaliya ee dalka Ingiriiska ayaa ka  tacsiyaynaya Geeridii ku timid  Allaha unaxariistee Marxuum Col. Xassan Maxamed Nuur Shaati-gaduud oo Ahaa Halyeey isku darsaday Wadani-nimo iyo Qowmi. “Marxuum Korneyl Shaati Gaduud waxa uu ahaa Halyeey Jecel in Dadka Koonfurta Soomaaliya ay helaan Nabad iyo Nolol Wanaagsan. ilaaheyna Ehelkii iyo Qaraabadiisaba ha kasiiyo Samir iyo [...]

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology