
Maanta waa maalin aan la mid eheyn Maalmihii iyo Bilihii aan soo dhaafnay, maxaa yeelay maanta oo aay Taariikhdu ku beegantahay (28-07-2006) Waa maalin si aad u weyn oo aay xusuusanyihiin inta Damiirka leh oo dadnimada ay ku jirto, guud ahaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Qowmiyada Digil iyo Mirifle. 28-July, waa maalin aad umuruga badan [...]

Muddo Lix sano ah ayaa ka soo wareegtay maalintii Magaalada Baydhabo lagu dilay Marxuum Cabdalle Deerow oo xilligaas ahaa Wasiirkii Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Soomaaliya, waxaa dilka Marxuumka fuliyay nin Bustoolad ku hubeysanaa. Waxay ahayd maalin Jimcaha taariikhduna ahayd 28 July ama Luulyo 2006 waxaa magaalada Baydhabo dil toogasho ah lagu dilay Halyeey Cabdalla Deerow [...]
July 28, 2012 | Posted in
Halyeeyashi DM,
Warar |
Read More »

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Sheekh Muqtaar Maxamed Xuseen wuxuu ku dhashay Tuulada Caasha Gaabo ee gobolka Baay, wuxuuna si fiican u bartay Qur’aanka Kariinka, wuxuuna taasi ku muteystay in loo Aqoonsado ama la siiyo darajada loo yaqaan Sheekh, wuxuuna si aad ah u bartay Culuumta Diinta Islaamka.Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Muqtaar Maxamed [...]

Culimada ku xeel-dheer Abla-ableeynta Tafiirta Aadanaha, guud ahaan weey isku khilaafsanyihiin halka aay ka soo jeedaan Dadka Soomaalida la dhah, in kasta oo la dhaho waxa aay ka soo Tafiirmeen Qowmiyaadka la isku dhaho KUSHITIGA, gaar ahaan Laba Qabiil oo ka mid ah Qowmiyaadkaas oo la dhaho RENDILLE iyo BA’ISO, asal ahaan, Dadka Soomaalida la [...]

62, sanadood ka hor wixii uu ka hadlay, siyaasigii-weynaa, Halyeey C/qaadir.M.A.zoppe, runtii dhamaantood qodobadaasi oo dhan, waa kuwa hada taagan, una baahan in guntiga dhaxda ugu xirtaan dhamaan waxgaradka, aqoonyahanada iyo siyaasiyiinta Digil iyo Mirifle, mar hadii tijaabadii nus-qarni ka hor lagu tijaabiyay, hadaan maanta loo istaagin si deg-deg ah xal loogu helin, waxeey noqon [...]

Baroordiiqii iyo Tacsidii Ustaad Usmaan, kadib Madaxdii Xizbigii (HDMS) ee Xizbiya waxeey isugu imaadeen kullan deg-deg ah, oo aan caadi eheen. Falanqeeyn iyo wadatashi badan kadib Madaxdii Xizbiya waxa go’aankoodii oo aay isku waafaqeen noqday, in la Magacaabo Gudoomiye-sharafeed oo buuxiya jagadii Gudoomiyihii Geeriyooday, si aay howsha horay ugu sii socoto, kana qeeyb gala Madashii Golihii-amaanka [...]

waxaan rabaa inta aan dulucda, maqaalka u deign in gadaal waxyar u noqdo, waxaan si aad u weyn ugu faraxsanahay, in ka badan Nus-Qarni wixii aan garanay, oo ahaa Nidaamka-federalka wax aan eheyn ineysan ku-kala badbaadi karin Dadka Soomaalida, yahayna nidaam cadli, Dalkana uu ku hormaraayo. Yaab, waxaa yaabka-yaabkiisa ah, Nidaamkii shalay nalagu dhaliilaayay oo Dilkii waxshinima ahaa [...]

Halyeey Shahiid Ustaad Cusmaan, waxaa loo Dilay Barnaamij-sharafeedkii Federaalka, saldhigiisuna ahaa Ismaamul-goboleedyo dartiis. 15-03 1952, waxaa Soomaaliya yimid Guddi ka socda, Golihii Amaanka ee Q.M (UN), oo xaqiiqo-raadin ah, si aay u ogaadaan xaalka xornimada Soomaaliya, Guddigaasi waxa aay la kulmeen, madaxdii Labadii Xizbi ee ugu tunka-weynaa, ee Xizbiya iyo Leego. Madaxdii Xizbigii(H.D.M.S) ee Xizbiya, [...]

Ustaad Usmaan Maxamed Xuseen waxa uu ku dhashay Degmada Afgooye sanadkii 1920, kuna soo bar baaray, barashada Qur’aanka kariimka kadib, Ustaadka waxa uu waxbarasho u doontay (CADAN) Caasimadii wadankii la dhihi jiray Jamhuuriyadii Yamanta Koonfureed. Magaca Ustaadna halkaas ayeey ugu baxday, kadib markii uu waxbarashadiisii uu dhameestay, halkaasi uu ka noqday Barre Macallim (Ustaad), dhiga [...]