Daawo Sawirradii Marxuum Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com

Sheekh Muqtaar Maxamed Xuseen wuxuu ku dhashay Tuulada Caasha Gaabo ee gobolka Baay, wuxuuna si fiican u bartay Qur’aanka Kariinka, wuxuuna taasi ku muteystay in loo Aqoonsado ama la siiyo darajada loo yaqaan Sheekh, wuxuuna si aad ah u bartay Culuumta Diinta Islaamka.Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Muqtaar Maxamed [...]

CABDULKADIR MOHAMED ADAN (Zoobe) 1919-2002 Shakhsiyadii Zoobe Cabdulkadir Mohamed Aadan (Zoobe), Wuxuu ku dhashay degmada Buula Burde, 1919. waxaana dhalay Wadaad caalim ahaa oo ku caan baxay wanaaga iyo Caadilnimada intii uu xaakimka ka ahaa maxaakimta dalka taasoo ahayd sababtii loogu bixiyey Macalimkii (Xaqqa iyo cadaalada) ayadoo intaas u dheerayd inuu kamid ahaa saraakiishii ugu [...]

Maanta waxay Ummada Soomaaliyeed u tahay maalin qiimo weyn ugu fadhidaa, isla markaana kaalin weyn ku leh dhalashadii iyo hanasahadii xoriyada ummada Soomaaliyeed ay hanatey sanadkii 1960-kii. Halgankii ummadda Soomaaliyeed uu hogaanka u soo hayay xisibgii SYL iyo qaar ka mid ah halgamayaashii dalka u soo halgamay waxay aheyd talaabo loo qaaday dhanka sidii la [...]