Archive for the Category ‘TAARIIKH’

Maxaad Ka Xasuusataa Halyeey Marxuum Dr. Cabdalla Deerow

Maxaad Ka Xasuusataa Halyeey Marxuum Dr. Cabdalla Deerow

Umad weliba waxaa ay leedahay taariikh ka hadasha shaqsiyaad nindoor iyo kuwo ay tariikdu ku qorto baal mugdi ah oo mararka qaarkood waxyeelo ku reebta qoyskuu ka tagey. Hadaba Marxuum Dr. Cabdalla Deerow Isaaq wuxuu ahaa halyey ay isku wado ahayeen Marxuum Ustaad Cismaan  Ilaahay ha u wada Naxariiste  sifooyinka ay isaga mid ahayeen waxaa […]

Akhriso: Taariikh Nololeedkii Marxuum Cabdalla Deerow Isaaq oo Kooban

Akhriso: Taariikh Nololeedkii Marxuum Cabdalla Deerow Isaaq oo Kooban

Marxuum Cabdalla Deerow wuxuu sanadkii 1950 ku dhashay Tuulada Ceelgaras ee gobolka Bakool wuxuuna waxbarashadiisa dugsiga Qur’aanka ku bilaabay isla Tuulada Ceelgaras oo u dhaxaysa degmada Tijeeglow iyo magaalada Xudur ee gobolka Bakool. Marxuumka ayaa waxbarashadiisa aasaasiga wuxuu ku soo qaatay magaalooyinka Xudur iyo Baydhabo, wuxuuna markii uu dhamaystay noqday macalin PP (Primary Programme Teacher), […]

8 Sano Ayaa Ka Soo Wareegatay Dilkii Halyeey Marxuum Cabdalla Deerow Isaaq (Warbixin)

8 Sano Ayaa Ka Soo Wareegatay Dilkii Halyeey Marxuum Cabdalla Deerow Isaaq (Warbixin)

Muddo Sideed sano ah ayaa ka soo wareegtay maalintii Magaalada Baydhabo Janaay lagu dilay Marxuum Cabdalle Deerow Isaaq oo xilligaas ahaa Wasiirkii Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Soomaaliya, waxaa dilka Marxuumka fuliyay nin Bustoolad ku hubeysanaa. Waxay ahayd maalin Jimcaha taariikhduna ahayd 28 July ama Luulyo 2006 waxaa magaalada Baydhabo dil toogasho ah lagu dilay Halyeey […]

28-July Maxaad Ku Xasuusataa? (Waa Maalin Murugo)

28-July Maxaad Ku Xasuusataa? (Waa Maalin Murugo)

Maanta waa maalin aan la mid eheyn Maalmihii iyo Bilihii aan soo dhaafnay, maxaa yeelay maanta oo aay  Taariikhdu ku beegantahay (28-07) Waa maalin si aad u weyn oo aay  xusuusanyihiin inta Damiirka leh oo dadnimada ay ku jirto, guud ahaan Ummada Soomaaliyeed gaar ahaan Qowmiyada Digil I Mirifle. 28-July, waa maalin aad umuruga badan […]

Somalia Lost a Career Diplomat, Veteran Politician, Prolific Writer and Pan-Somalist By: Prof. Mohamed Haji Mukhtar

Somalia Lost a Career Diplomat, Veteran Politician, Prolific Writer and Pan-Somalist By: Prof. Mohamed Haji Mukhtar

Salah Mohamed Ali (1936-2014) Somalia Lost a Career Diplomat, Veteran Politician, Prolific Writer and Pan-Somalist To the righteous soul will be said: “O serene soul! Return to your Lord joyful, and pleasing in His sight. Join My servants and enter My Paradise. ” (Qur’an 89: 27-30). Salah Mohamed Ali, 78, passed away on Thursday, March […]

AFKA SOOMAALIGA EE MAAY-GA CADAALLAD AYUU SUGAYAA 60 SANO

AFKA SOOMAALIGA EE MAAY-GA CADAALLAD AYUU SUGAYAA 60 SANO

Wax badan ayaa la is weydiiyay  maxaa loo hirgelin waayay in luqada maayga ay rasmi noqoto maadaama qodobka 5-aad ee dastuurka  uu dhigayo? Qodobka 5aad. Afafka Rasmiga ah Afka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waa Af-soomaaliga (Maay iyo Maxaa tiri), af Carabigana waa luqadda labaad. Sida in idaacada looga hadlo oo barnaamijyo la siiyo […]

Xaalada Wadanka Soomaaliya oo Marba Wajiyo Cusub La Soo Baxaysa By: C/nasir Carab

Xaalada Wadanka Soomaaliya oo Marba Wajiyo Cusub La Soo Baxaysa By: C/nasir Carab

Tan iyo markii meesha laga tuuray dowladii kacaanka ee uu hugaaminayey alle ha u naxaristee janaraal Maxamed Siyaad Barre sanadka  markuu ahaa 1991 taa oo dhicitaankeeda ay sabab u ahaayeeen  dowladaha dariska isla markaana usoo maray jabhado aan markaa udanqaneynin jiritaanka umada soomaaliyeed oo  markaa ahaa dowladii ugu awooda badneyd geeska  afrika . Jabhadahan  ayaa […]

Wararka Dibada: Maxaad ka Taqaanaa Taariikhda Madaxweynihii Kuuba Fidel Castro By: Cali Cabdi

Wararka Dibada: Maxaad ka Taqaanaa Taariikhda Madaxweynihii Kuuba Fidel Castro By: Cali Cabdi

Magaciisa oo buuxa waa Fidel Alejandro Castro Ruz.  wuxuu dhashay sannadkii 1926-kii bishii sideedaad. Wuxuu ku dhasahy magaalada la yiraa, Las Manacas,. Aabihii oo la oran jiray Angel Castro wuxuu lahaa beer weyn oo laga beero sonkor khaanka ( sugar cane) oo ahayd 23 kun oo Higtar. Fidel wuxuu ku dhashay gobol sabool ah kamana […]

War Farxad Leh: Beelweynta Garre ee Qaarada Yurub oo Caleema Saartay Suldaan Cusub

War Farxad Leh: Beelweynta Garre ee Qaarada Yurub oo Caleema Saartay Suldaan Cusub

LONDON: Waxaa Magaalada London lagu qabtey Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, taasoo ku saabsaneyd Caleemo Saarka Suldaanka Beelweynta Garre waxaana ka soo qaybgaley Caleemo Saarka Suldaanka Cusub, Malaaqyo, Ugaasyo, Garaadyo, Wasiiro hore, Xildhibaano, Culumaa’udiin, Dhalinyaro, Haween iyo Marti Sharaf kale oo lagu Casuumey Caleemo Saarka. Xubno ka kala yimid dalalka Yurub ayaa […]

Maxaa Keenay 54 Sano Kadib in Digil iyo Mirifle ay Taagnaadaan Meeshii ay Joogeen 1960

Maxaa Keenay 54 Sano Kadib in Digil iyo Mirifle ay Taagnaadaan Meeshii ay Joogeen 1960

Waxaa xalay ka dhacay magaalada muqdisho damashaad iyo farxad lagu soo dhaweynayo gudooonka cusub barlamaanka  iyadoo ey bar bar socodeen kulamo goni gooni ah oo ey leeyhiin beelaha Hawiye iyo daarood oo ku faraxsan Doorashada Jawaari. Waxaa Nasiib Daro Ama wax laga xumaado Ah in Beelaha Digil iyo Mirif Markasta loo dooro Jagadan Halka Beelaha […]

Weboy
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology