Archive for the Category ‘VIDEO’

Daawo Dhismaha Cisbitaalka Deegaanka Ow cusmaan ee Degmada Wanleweyn oo Bilowdey Malilntii Talaadada

Deegaanka Ow Cusmaan ee degmada wanleweyn waxaa maalintii daraad ka bilowdo dhismaha cisbitaalka haweenka iyo dhalaanka kaasoo baahi weyn loogu qabey sidii loogu hirgelin lahaa deegaanka howshan fulinteeda ayaa waxaa ka qeyb qaatey bulshaweynta somaliyeed ee ku kala nool daafaha aduunka ayadoo qof waliba waxa uu markaasi awoodey ugu deeqey sadaqo jaariyaad sida aadka ah […]

Daawo Tv SABC news oo Wareysi La Yeeshey Reysulwasarihii Hore ee Somaliya

Reysulwasaarihii hore ee dowlada federalka somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo oo maalmahan ku sugan dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa uu wareysi siiyey mid ka mid ah idaacadaha ka baxa dalka south afrika isagoo kaga hadley sababta safarkiisa.  

DAAWO: Barnaamishka Xogwaran oo Lagu Weeraray Madaxda Dowlada Muqdisho

DAAWO: Wareysigii Feysal Cali Waraabe uu Siiyay Warbaahinta Koonfur Galbeed oo Dhameystiran

DAAWO: Faysal Cali Waraabe “Cadaalad Daro Ayaa Lagu Sameeyay Reer Koonfur Galbeed.” (Wareysi Xasaasi Ah)

DAAWO: Heesta Cusub Ee Calanka Koonfur Galbeed

DAAWO: Barnaamishka Xogwaran (Shabeelaha Hoose Waxaa Ku Dagaalamaya Mujaahidiin Iyo Mooryaan)!

DAAWO: Digil iyo Miriflaha London Waxa Ay Xalay Ka Yiraahdeen Dood Wadaagii Tv Universal (Ad Adeeg Mise Jilicsanaan)!

RAAD RAAC: Daawo Geesi Ka Soo Jeeda Koonfur Galbeed oo Madaxweyne Xasan Guurguurte Runta u Sheegay

DAAWO: Gopey Somali: MESELOOTHI MIIMLEYTY BY: ISAAK HASSANOW (UNISHEF)

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology