Archive for the Category ‘Af-Somali’

Waxaad Tiri “Qabiilkeyga Iyo Madhabteyda Ma Aha Ee Aan Dhaco, Kufsado, Dilo Ama Soomaaliya Ka Qixiyo” (Natiijada Is Dilka Soomaalida)

Waxaad Tiri “Qabiilkeyga Iyo Madhabteyda Ma Aha Ee Aan Dhaco, Kufsado, Dilo Ama Soomaaliya Ka Qixiyo” (Natiijada Is Dilka Soomaalida)

Maanta ma  kaa dahsoon tahay oraahdii af maay-maay aheyd ee “ Isma hurtoy iniis halaytoy!” Waa hubaal inuusan eyga Kenyaatiga ah ama askariga Kenyaatiga ah ee baad iyo kufsi doonka ah uusan Soomaalida qabiil iyo madhab ugu kala arxameynin. Sababtaada waxa ay ahaataba, maqaamkaaga waxa uu yahayba, kaagan Soomaalida 25 sano Soomaaliya ka qixinayow, ma […]

Gurigaaga Marti Ka Noqo, Danahaaga Haka Tashanin, Waa Arin Ay Halgamayaal Farabadan oo Aduunka Ay Ka Dhiidhiyeeen, Sida Nelson Mandela – Hogaamiyihii Koonfur Afrika

Gurigaaga Marti Ka Noqo, Danahaaga Haka Tashanin, Waa Arin Ay Halgamayaal Farabadan oo Aduunka Ay Ka Dhiidhiyeeen, Sida Nelson Mandela – Hogaamiyihii Koonfur Afrika

Aduunkan aan ku nool nahay, waxaa taarikhda inta badan ku xusan in bulsho kasto marka ay rabto iney ka tashato danaheeda gaarka ah, ay soo baxaan dad ka tirsan isla bulshadaas oo doonista danaha bulshada halgankeeda safka hore ka gala iyo kuwa si qaldan wax loogu sheego ama u fahma oo rabitaaanka umadooda daba mara […]

Southwest State is Acid Test for Hasan Sheikh Government and UNSOM By: Baidoa

Southwest State is Acid Test for Hasan Sheikh Government and UNSOM By: Baidoa

By Institute of Peace and Capacity Building President Hassan Sheikh is facing the greatest challenge to his leadership and credibility; with considerably less legitimacy and support it is difficult to envisage how the Federal Government of Somali (FGS) is to end regional conflicts over the federalism process and usher Somalia into a new era of […]

SWSS: An Idea Whose Time Has Come? By: Noor Mohamed Nunow

SWSS: An Idea Whose Time Has Come? By: Noor Mohamed Nunow

“Indeed, Allah will not change the condition of a people until they change what is in themselves”. (Quran: verse 13: 11). Once a great poet and writer said: “No Army Can Stop An Idea Whose Time Has Come”. The idea of federalism has been conceived by the people of South West State of Somalia decades […]

Shacabka Koonfur Galbeed Waa Shacab Ku Deyesho Mudan By: Wasiila

Shacabka Koonfur Galbeed Waa Shacab Ku Deyesho Mudan By: Wasiila

Waxa hubaal ah in shacabka konfur galbed ay u soo halgameen gobanimadooda. Waxaa kaloo iyana dhab ah in shacabka konfur galbed ay yihiin shacab isku isir ah oo wadaaga taariikh, dhaqan, hidde, af iyo diinba sidoo kale waxa kaloo hubaal ah in shacabkan ay yihiin shacab ku deyesho mudan waa shacan nabada jecel waa shacab […]

Maxaad Ku Diiday Dowladeena Koonfur Galbeed (Maanso Kulul)

Maxaad Ku Diiday Dowladeena Koonfur Galbeed (Maanso Kulul)

. Dowladii koonfur galbeed u wada dhamaa dadyoowgoo idil ku doorteen darajo iyo sharaf. . doonistii shacabka Ku timid iyo dadaalkii dheeriga ahaa ay dar dar geliyeen duqoowdii dhaqanka. . Lagu  daah furey dar daarankii dowladii fedaraalka iyo dastuurkii loo dejiyey dalkeena hooyo. . Lagu dar dar geliyey aqoonsigii dowlada  ee lagu duugey qalinkii wazaaradii […]

Somaaliya Waa Isku Diin Laakin Ma Ahan Isku Af Iyo Isku Dhaqan! By: Wasiila

Somaaliya Waa Isku Diin Laakin Ma Ahan Isku Af Iyo Isku Dhaqan! By: Wasiila

Waxa laga yaabaa in dadka qaar ay layaabaan mawduucaan lakiin ila arag qoralkeyga waxa mumkin  ah inaad fahanto xaqiiqda jirta . Gobolka geeska Africa waxaa degan qoomiyado ku kala duwan dhanka diimaha luuqadaha dhaqanka iyagoo  uu  ka dhaxeeyo oo keliya wadanka ay wada deganyihiin Somalia waxay kamid tahay wadamada geesaka Africa ku yaala lakiin Somalia […]

Koonfur Galbeed Iyo Kunkii Talaabo Jawaari Sheegay Maxaa Dhiman?

Koonfur Galbeed Iyo Kunkii Talaabo Jawaari Sheegay Maxaa Dhiman?

Bulshaweynta degta inta u dhaxaysa labada webi waxaa ay ku taami jireen iney Somalia Federal noqoto taasi oo daliil u ah xiligii gumeystaha in Qowmiyada D&M ku doodi jirtey in Dowladnimada Somaliya qaabkeedu uu ahaado mid Federal ah ,waxayna tariikhda xustaa in Halyeygii D&M xiligaasi u ariminayay aayaha Qowmiyadiisa loo diley Ilaahay ha u naxariiste […]

HASHII 14BILOOD KU DHASHEY XANAANEYN IYO DIFAAC HUBAN AYAY RABTAA (QORAAL XIISO GAAR AH LEH)

HASHII 14BILOOD KU DHASHEY XANAANEYN IYO DIFAAC HUBAN AYAY RABTAA (QORAAL XIISO GAAR AH LEH)

Maanta oo ah maalinka mid ah maalmaha in ay xusaan ay mudan tahay dadweynaha degaan wadaagta dowlad goboleed loo wada dhan yahay ku doorteen Madaxweyne si Dimoqradiyada dhabta ah lagu doortey  ayaa waxay Southwest State dadkeedi u tahay ciid aad iyo aad loogu wada mashxaradey halka DFS oo uu hogaaminayo Xasan Safarow iyo Milkiilaha iska […]

ISTAKOORIDII ABAARTII TALAADO TIRSO MAANTEY TAAGAN TAHAY (CAJIIB)!

ISTAKOORIDII ABAARTII TALAADO  TIRSO MAANTEY TAAGAN TAHAY (CAJIIB)!

Inkastoo marka Taariikhdii Abaartii Talaado laga hadlayo qofba qaab kale oo koox ama qabiilo lagu takoorey ku tilmaamayaan in xoolo ama ashyaa lagu balamey yaanan lataaban ama la cunin lagu baley in badan oo adkeysigii ama balantii xamili waayay ayna ka baxeen wixii lagu balamey loo takoorey nooc kasta ay ku timaadaba takooridii iyaga ku […]

WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology