Archive for the Category ‘MAQAALO’

Taxliil Siyaasadeed Dhismaha Dowladda Koonfureed (Southern State of Somalia) By: Isaak Unishef

Taxliil Siyaasadeed Dhismaha Dowladda Koonfureed (Southern State of Somalia) By: Isaak Unishef

Ujeeddada qoraalkaan waa inuu baraarujiyo laba qodob muhiim u ah ‘gogosha dhismaha maamul-goboleedka koofureed’ ee haatan fidsan Baydhaba; qodobadaan oo aan u maleynayo in si looga ilduufay ama si looga warwareeganayo.Qodobadaan labada ahi, gaar ahaan qodobka koowaad, waxaan u arkaa inay FURE u yihiin ka miradhalinta gogosha fidsan ee dhismaha maamul-goboleedka.Sidaa darteed, waxaa muhiim ah [...]

Faaqda Faroole Fidnada uu Soo Wado Ayaa Ka Weyn. By: Al-Haaji

Faaqda Faroole Fidnada uu Soo Wado Ayaa Ka Weyn. By: Al-Haaji

Sida ay ka wada dheregsan yihiin oo ay la socdaan bulshada soomaaliyeed meel walboo ay joogaan qab qab laha hogaamiya maamul goboleedka  puntland  fidna wade c/raxmaan faroole ayaa caadiyeeystey qaylo aan micno ku fadhin iyo weeraro ba’an oo dhanka afka ah oo mar walba ku qaada madaxda dowlada fedaraalka soomaalya…si uu u xaqiijiyo dano waaweyn [...]

Faalo: Kismaayo oo Marti Gelin Doonta Finalka Adag ee Madaxtinimada Jubbaland!! Col. Hiirale V.S Ahmed Madoobe

Faalo: Kismaayo oo Marti Gelin Doonta Finalka Adag ee Madaxtinimada Jubbaland!! Col. Hiirale V.S Ahmed Madoobe

Gununuca Prof. Ex.Xildhiban Gaandi, Galbiska Axmed Madoobe, Is-Giijinta dowlada Kenya ee arimaha Jubooyinka, Gun-xumida Ex. Ra’isal wasaare Mudane abdirashiid ali sharmarke, Guuxa hoose ee Ex. Xildhiban Bare Hiiraale, Geediga ma-dege ee beesha Gedo degto, Gees u daaqnimada puntland, Gulufka beenaadka Galmudug, Galgalashada Ahlu-sunnah wal-jamaaca, Gardarada xabashida, iyo kuwo kale badan oo isbiirsaday ayaa jiif iyo [...]

Maqaal Ka Hadlaya Muhiimada Ay Leedahay Waxbarashada By: Adam Gentleman

Maqaal Ka Hadlaya Muhiimada Ay Leedahay Waxbarashada By: Adam Gentleman

Waxbarashada: Waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan waa aqal iyo ileys la’aan. Dhamaan umadaha dunida ku nool waxay ku sugan yihiin xaalado aad u kala duwan oo dhanka nolosha ah, sidoo kale waxaan ognahay in dunida maanta ay u qaybsan tahay  labo qayb  oo waxkasta ku kala duwan.  Waana dunida hormartay iyo dunida danbaysa. [...]

Qadiyad Laawe iyo Calooshiisa u Shaqeyste Qowsaar Waa Laga Dhigan Karaa!! (Xiiso Gaar Ah) By: Iidow Maadow

Qadiyad Laawe iyo Calooshiisa u Shaqeyste Qowsaar Waa Laga Dhigan Karaa!! (Xiiso Gaar Ah) By: Iidow Maadow

Muhiim ma ahan Meesha uu Aqoonyahanku ku dhashay ee waxaa muhiim ah Fikirka uu xanbaarsan yahay iyo Cida ay Dantu ugu jirto, waxana Dadka Fikirka Aqoonyahanka daneeya ama ay Dantu ugu jirto lagu gartaa, Sacabka iyo Iidhehda ay fikradaha Qofkaas la garab taagan yihiin. Tusaale ahaan, waxaa dhicikarta in Qof reer Arlaadi ah oo aan [...]

Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Isbaaro Maxaa Kala Heysta? By: Yasin Abikar

Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Isbaaro Maxaa Kala Heysta? By: Yasin Abikar

Waxaan beryahanba ku raad jogney Isbaarooyinka sida qiyaas darada ugu soo badanaya gobolka shabeelaha hoose taasoo beryahan dambe faraha ka baxdey kol dhoweyd ayey aheyd kolkii aan wareysi la yeelaney gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose oo aan ka wareysaneyney arimaha ku saabsan isbaarooyinka jawaabaha uu inaga siiyeyna wexey eheyd in isbarooyinka inta badan ey u yaalaan [...]

Maxaa Kala Dhexmaray Damac iyo Damiir-laawe By: Iidow Maadow

Maxaa Kala Dhexmaray Damac iyo Damiir-laawe By: Iidow Maadow

Damac Baa Yiri. … Damac baa La I Yiraah Waxan Doono ama Rabo Kolaan Daydayba Noqdo Duurkaan U Gala Kama Daalo Damirlawow Markaan Dayacnan Ka helo Adigoon Dareemayn Ayaan Hawada Kuu Diraa. Damiirlaawe Oo Qoslaaya Muxu Yiri. Damirlaawe Ayaba La I Yiraahdaa Dayacnaanta Iyo Damiir-xumadaban Dugsadaa Hadad Duurka Gasho Ama Daydaygad Shegayso Ama Hawadaba Aad [...]

Federaal Vs Dowlad-Dhexe (Maqaal Lagu Adkeynayo Aragtidii Prof. Maxamed Mukhtaar, Laguna Amaanayo) By: Isaak Hassanow

Federaal Vs Dowlad-Dhexe (Maqaal Lagu Adkeynayo Aragtidii Prof. Maxamed Mukhtaar, Laguna Amaanayo) By: Isaak Hassanow

Marba haddii wax lagu dhisayo ‘halbeegga siyaasadeed ee calmaaniga’ caadiyan danaha siyaasadeed ee ummadi leedahay waa kuwa la guurguura ama isla beddela hadba xilliga, xaaladda iyo duruufaha gaarka ahee waqtigaa jira. Dadka ay ‘danahaa siyaasadeed’ khuseyso ayaa laga doonayaa in si saaniya ula socdaan uguna kuurgalaan hadba waxa iska beddela talaabada siyaasadeed ee ay qaadayaan [...]

Digil iyo Mirifle Waa La Dardarey ee Yaa u Doodaaya??? By: C/risaaq

Digil iyo Mirifle Waa La Dardarey ee Yaa u Doodaaya??? By: C/risaaq

Ugu horeyn akhristayaasha sharafta leh waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka{السلام عليكم}.inkastoo aan ahayn nin qoraalada iyo maqaalada ku fiican. Hadana markaan arkay tacadiyada, xadgudubyada, gabood falada iyo ihaanada siyaasadeed  lagu haayo dadyoowga nabada iyo  soomaalinimada jecel ee digil&mirifle.waxaan go aan sadey inaan afka furto oo aan ka hadlo bahdilka iyo afgenbiga siyaasadeed ee lagu hayo [...]

Hormar Halkuu Yaalaa Inta Qodob Kaan Naga Maqan Yahay……By: Mohamed Aadam

Hormar Halkuu Yaalaa Inta Qodob Kaan Naga Maqan Yahay……By: Mohamed Aadam

Akhristiyaal marka hore waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka taasi oo ah Asallamu Allaykum, anigoo ah Mohamed Aadam Abdiladhiif waxaan halkan salaan qaas ah ugu dirayaa aqristayaasha sharafta leh ee maqaaladeeda arimaha bulshada iyo hormarkeeda sitoos ah ugu xeran qaasatan dhalinyarada fariimaha bogaadinta ah ee kala gadisan isoo gaarsiiyay waxaan idiin leeyahay waad mahadsantihiin walaalayaal. kadib [...]

Free WordPress Theme
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology