
Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo lagu taageerayey magacaabista Degmooyinka Cusub ee Dolondoole iyo Buula Jadiid, laguna soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Beelaha Boqolhore isugu Yimaadeen Dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiy. Halkaan Ka Daawo Khudbadaha Xaflada. Daawo Al Fanaan Mustafe Sheekh oo Wacdaro ka Dhigay Xaflada. Daawo Fanaan Mustafa oo [...]

Magaalada Doha ee caasimada wadanka Qatar ayaa waxaa lagu qabtey Shir Sanadeedkii Jaaliyadda Digil & Mirifle kaas oo loogu dhawaaqey Maamul cusub oo ka kooban Godoomiye iyo Godoomiye kuxigen lana filaayo in waxbadan uu ka bedelo hormarka jaaliyadda Digil & Mirifle oo lagu tirinayo bulshaweynta Soomaalyeed ee sida aadka uga muuqda Wadanka Qatar aydoo ay [...]

Jimcihii la soo dhaafay ayaa dalka Yemen waxaa ka dhacday Qiso dhab ah ka dib markii lamaane is qabay ay isu bedeleen hal Jinsi. Qisadaan la yaaka leh ayaa ka dhacday Magaalada IBB ee Dalkaasi Yemen. Lamanahan ayaa is qabay muddo saddax sano wax Ilmo ahna ma helin. Iyadoo sidaa ay tahay ayaa Naagtii xanuun [...]
August 17, 2011 | Posted in
Asia,
Warar |
Read More »

Maamulka Xabsiga dhexe ee India ayaa sii daayay nin 108-sano jir ah oo ku edaysnaa dil uu u gestay qof oo saxibo ahayeen. Ninkaan oo 84-sano jir ahaa markii lasoo xiray ayaa ku gaaray xabsiga dhexdiisa 108-sano isagoo noqday ninka ugu wayn bulshada India oo gaaraya hal bilyeen (1Billion). Dalka Indiya ayaa ah dalka labaad [...]

An elderly man who fell two floors from his 10th floor Beijing apartment while trying to clean his windows, was saved when his leg became caught in a window grill. Rescuers managed to pull the man to safety after persuading him to let go of the railings. Source: BBC
June 14, 2011 | Posted in
Asia |
Read More »
May 24, 2011 | Posted in
Asia |
Read More »