Archive for the Category ‘Africa’

Shir Balaaran oo Looga Hadlay Horumarinta Degmada Dolondole oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Shir Balaaran oo Looga Hadlay Horumarinta Degmada Dolondole oo ka Dhacay Magaalada Muqdisho (Sawirro)

Muqdisho, 9-ka December 2012; Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen beelaha ka soo jeeda degmada Dolondole ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Shirkaas oo ay soo abaabuleen xildhibaanada ka soo jeeda degmada Dolondole ayaa waxaa ka soo qeyb galay qeybaha kala gedisan ee bulshada oo ay ka mid yihiin odayaal dhaqameedka, siyaasiyiinta, wax-garadka, qurba-joogta, ganacsatada […]

Xaflad Qalin Jibin ah oo ay Sameysteen Ardayda Koonfur galbeed Soomaaliya (Sawirro)

Xaflad Qalin Jibin ah oo ay Sameysteen Ardayda Koonfur galbeed Soomaaliya (Sawirro)

Ururka ardayda Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa xaflada qalanjibin ah usameeyey ardayda kasoojeeda koonfur galbeed ee ka qalanjibiyey Jaamacadaha kala duwan ee wadanka Suudaan. Xafladaan oo aheyd mid aad loo soo agasimey oo lagu qabtay caasimada Suudaan ee Khartuum  waxaana  xaflada ay ka dhacday  Hoolka weyn  Ribaad al-wadani oo intabadan lagu qabto xafladaha iyo shirirka waa weyn,  […]

Kulan si heer Sare loo soo Agaasimay oo Ardayda Koonfur galbeed ku yeesheen Suudaan (Sawirro)

Kulan si heer Sare loo soo Agaasimay oo Ardayda Koonfur galbeed ku yeesheen Suudaan (Sawirro)

Kulan si heer sare ah loo soo gaasimay qabsoomidiisa oo ay kasoo qeyb galeen Wiilal iyo Gabdho Digil iyo Mirifle ah ayaa waxa uu ka dhacay dalka Suudaan. Kulankani ayaa waxaa qaban qaabadiisu lahaa Ururka Aradayda Koonfur galbeed Soomaaliya ee Suudaan iyo Golaha Ardayda Digil iyo Mirifle ee isla dalka Suudaan. Kulanka ayaa ahaa mid […]

Talaalka Cudurka Dabeysha oo lagu soo gabagabeeyay dalka Masar (Sawirro)

Talaalka Cudurka Dabeysha oo lagu soo gabagabeeyay dalka Masar (Sawirro)

Waxaa 20-kii bishaan la soo gaba gabeeyey olole talaalka dabeesha caruurta oo in ka badan 100 qoys iskugu jirey Soomaali, Suudaan, Eriteriyan, oo ay iska kaashteen Jaaliyada Somaliyeed qaybteeda Caafimaadka iyo hayda (I.O.M) International Organization for Migration oo qaabilsan arimaha dib u dejinta qaxootiga. Ol-olaha talaalka ayaa waxaa ka qayb galey Gudomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee […]

Dood Cilmiyeed ku Saabsan sida Nabada loo Adkeyn karo oo lagu qabtay Baydhabo (Sawirro)

Dood Cilmiyeed ku Saabsan sida Nabada loo Adkeyn karo oo lagu qabtay Baydhabo (Sawirro)

Dood cilmiyeed looga hadlayay Nabada magaalada Baydhabo oo ay ka qeyb galeen qeybaha bulshada, Odayaasha dhaqanka, malaaqyada, haweenka iyo dhalinyarada ayaa maanta lagu qabtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Dood cilmiyeedkan oo ay soo qaban qaabisay Hey’adda Wada hadalka bulshada ee CCD ayaa ahaa kii u horeeyay ee magaalada lagu qabto, todobaad kadib markii […]

Arday tiradooda gaaraya 45 oo Shahaadooyin lagu guddoon siiyay Masar +Sawirro.

Arday tiradooda gaaraya 45 oo Shahaadooyin lagu guddoon siiyay Masar +Sawirro.

Munaasabad ballaaran oo shahaadooyin lagu guddoon siinayay 45 arday sanadkaan ka qalin jabisay Jaamacadda dalka Masar ayaa lagu qabtay hoolka shirarka iyo xafladaha ee dhismaha Jaamacadda Al-Azhar ee magaalada Qaahira. Xafladaan shahaadooyinka lagu guddoon siiyay ardaydaas oo ka mida ardaydii sanadkaan ka baxday Jaamacadaha kala duwan ee dalka Masar, sida Jaamacadda Al-Azhar, Qaahira, Ceynu Shamsi, […]

Heshiiska Iskaashiga Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Puntland

Heshiiska Iskaashiga Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya iyo Puntland

29 Agosto 2011 Garowe Waxaa booqasho rasmi ah ku soo gaaray 26 Agosto 2011 Magaalo-madaxda Dowladda Puntland ee Garowe Wafti balaaran uu hogaaminayo Raysul Wasaaraha Dowladda Federaalka KMG (DFKMG) ah ee Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamad Cali, ka dibna waxaa ku soo biiray Wafti uu hogaaminayey Madaxweynaha DFKMG ah Md. Sheekh Sharif Sheekh Axmed si uu […]

Ururka ardada Qaanuuniyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan oo Dood Cilmiyeed xiisa leh ku qabtay magaalada khatuum.

Ururka ardada Qaanuuniyiinta Soomaaliyeed ee Suudaan oo Dood Cilmiyeed xiisa leh ku qabtay magaalada khatuum.

Khartuum: Dood Cilmiyeed si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay hawlka weyn ee Markas al-islaami al-ifriiqi ee dalka suudaan. Doodan ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Ardada Qaanuuniyiinta Soomaaliyeed ee suudaan, Doodan oo ciwaankeedu ahaa ((Kaalinta Bulshada rayidka ay kuleeyihiin ka dhabeynta Musaalaxadda Qaranka)). Dood Cilmiyeedkan waxaa kasoo qeybgalay Marti sharaf aad ufarabadan […]

Naadiga Suxufiyiinta soomaaliyeed iyo ururka PYDO oo Dood cilmeed ku qabatay magaaada Khartuum.

Naadiga Suxufiyiinta soomaaliyeed iyo ururka PYDO oo Dood cilmeed ku qabatay magaaada Khartuum.

Khartuum: Dood cilmiyeedkan oo si wadajir ah usoo qabanqaabiyay Puntland Youth Development Organization iyo Somali Journalists Club in Sudan ayaa ka dhacday  hoolka Xarunta isu taga dhalinta Sudan , iyada oo ay kasoo qeyb galeen mudanayaal sida ururada bulshada, waxgaradka,aqoonyahaano ku sugan magaalada Khartoum Waxaa soo kala jeediyay dooda Dr: Foozi Maxamed  Baarow oo kamid […]

Wararka Afrika

Wararka Afrika
Advertisement

Recently Commented

Archives by Tag

Weboy
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology