
Beesha reer Disow ee Boqol-hore ayaa magaalada Minnetonka ee Gobalka Minnesota oo illaa 10 mile ujirto magaalada Minneapolis ayaa 07/14/12 waxaa ugu qabsoomay shir wadatashi ah. Shirkan ay beesha reer Disow ee Boqol-hore ku yeelatay magaalada Minnetonka, ee Gobalka Minnesota, oo ahaa mid aad iyo aad loo soo agaasimey ayaa waxaa ka soo qeyb galay [...]

Anagoo ah waxgaradka, aqoonyahannada iyo Oday dhaqameedka ee Jaaliyadda beesha Tunni Shangamaas (BARAAWE) ee North Amerika, waxaan baaqan u direynaa hey’adaha sare ee Dowladda KMG in ay jiraan shaqsiyaad ka soo baxay mareykanka ee doonaya in ay arqaladeyaan Saldanadda Beesha Tunni Shangamaas (Baraawe) oo suldaan – koodii hore uu geeriyooday marxuum Suldaan Cumar Suldaan Faqi [...]

Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday magaalada Minneapolis, oo ku saabsanayd sanadguuradii labaad ee SSC, Minnesota. Xafladan ayaa waxa lagu soo bandhigey guulihii la gaaray intii uu jiray maamul goboleedka Sool, Sanaag, Cayn {SSC} Xafladan ayaa waxa lagu casuumay siyaasiyiinta degan gobalka Minnesota, ardayda, culimaa’udiinka, aqoonyahanada, hooyooyinka, abwaano, iyo suxifiyiin. Xafladan [...]
October 18, 2011 | Posted in
America,
Warar |
Read More »

Ahuur Jabriil waa gabar Soomaaliyeed oo ku nool gobolka Minisoto ee cariga Maraykanka, waxayna gobolka Minisoto intii ay joogtay ay la-kulantay dhacdo cajiib ah h addaba iyadoo ka hadleysa sidii ay wax ugu dhaceen Waxaan ku dhashay magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho, gaar ahaan degmada Xamar weyne, waxaan dalka Maraykanka soo galay sanadkii 1997-kii, [...]
June 14, 2011 | Posted in
America |
Read More »
May 24, 2011 | Posted in
America |
Read More »