Archive for the Category ‘Europe’

War Murtiyeed ka soo Baxay Shirka Jaaliyadda Degta Gobolada Koofurta Soomaaliya‏

War Murtiyeed ka soo Baxay Shirka Jaaliyadda Degta Gobolada Koofurta Soomaaliya‏

War ka soo baxay Jaaliyada degta Jubooyinka oo sheegay in maamul sameynta Gobolada Jubooyinka xiligan ay tahay fowdo. JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA GOBOLADA JUBOOYINKA Ku: dhamaan Safaaradaha fadhiya Soomaaliya Ku: Xafiiska IGAD Somaaliya Ku: Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ku: Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka Soomaaliya Og. Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Og. Madaxweynaha Jamhuuriyadda […]

Qurbajooga Beelweynta Luwaay oo Kulan aan Caadi ahayn ku yeeshay London (Sawirro)

Qurbajooga Beelweynta Luwaay oo Kulan aan Caadi ahayn ku yeeshay London (Sawirro)

Kulankaan oo ahaa mid balaaran oo ay isugu yimaadeen Dhalinyaro, Waxgarad, Odayaal, Culimo, iyo Haween ayaa waxaa uu ka dhacay magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Shirkan ballaaran ayaa qeybihiisa hore diirada lagu saaray arimo dhowr ah oo laxiriira horumarka sida waxbarashada, Caafimaadka, Wacyagelinta, wax soo saarka dalka, isdhexgelka iyo arimo laxiriira marxaladaha maanta uu […]

Xaflad Qalin Jibin ah oo ka dhacday Magaalada Nasjo ee dalka Sweden (Sawirro)

Xaflad Qalin Jibin ah oo ka dhacday Magaalada Nasjo ee dalka Sweden (Sawirro)

Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa lagu qabtay magaalada Nasjö ee wadanka Sweden. Ujeeddada xafladan ayaa ku saabsanayd arday Soomaaliyeed oo loo sameeyey Xaflad qalin jabin, ka dib markii ay ku guuleysteen inay dhameystaan dugsiga sare. Ardaydan ayaa waxaa ka mid ahaa labo gabdhood oo la kala yiraa Muna iyo Nimco. Xafladan […]

Jaaliyadda Boqolhore ee dalka Ingiriiska oo Cambaareeyay dilka Malaaq Cabdi Yuunis

Jaaliyadda Boqolhore ee dalka Ingiriiska oo Cambaareeyay dilka Malaaq Cabdi Yuunis

Jaaliyadda Boqollhore ee dalka Ingiriiska ayaa si kulul u Cambaareeyay dilka Malaaq Cabdi Yuunis oo shalay galab lagu Toogtay Magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay. Malaaq C/laahi Macallin Maxamed oo ku hadlayay magaca Jaaliyada Beesha Boqollhore ee dalka Ingiriiska ayaa dhaleeceyay dilka Malaaq Cabdi Yuunis oo si bareer ah dil loogu geystay magaalada Baydhabo. Malaaq […]

Beelaha Digil iyo Mirifle ee UK oo Sameystay Golle guurti iyo Guddi Fulin (Sawirro)

Beelaha Digil iyo Mirifle ee UK oo Sameystay Golle guurti iyo Guddi Fulin (Sawirro)

Laga soo bilaabo horaantii sanadkii 2011 waxa ay dadka ka soo jeeda beelaha asal ahaan degga gobollada Koonfur Galbeed ee Soomaaliya oo iminkana deggan dalkan Boqortooyada midowday ee UK ku howlanaayeen sidii loo heli lahaa maamul ka wada dhexeeya oo u samafalka beelaha ka shaqeeya ka dib marka wixii isfaham la’aan aheyd ee dhexdooda ka […]

Beelaha Geladi iyo Bagadi oo Kulan Balaaran ku yeesheen London (Sawirro)

Beelaha Geladi iyo Bagadi oo Kulan Balaaran ku yeesheen London (Sawirro)

Waxaa kulan balaaran,isugu yimid Beelaha Geladi iyo Bagadi, oo ka mid ah, Beelaha Qowmiyada Digil&Mirifle. Gogasha kulankaasi waxaa fidiyay Gudoomiyaha Hey’ada(PDR), Eng. Saalax Sheekh Usmaan, kulanka labada beelood waxaa uu ka dhacay Hoolka weeyn ee (African Women welfare). Kulankaasi, oo si weeyn loogu lafa guray Xaalada guud ee Soomaaliya, Dhaq-dhaqaaq yarida labada Beelood ee Geladi&Bagadi, […]

Shir ay UK ku yeesheen beelaha Xariin iyo Eelaay. ‘Sawiro’

Shir ay UK ku yeesheen beelaha Xariin iyo Eelaay. ‘Sawiro’

Waxaa maalintii shalay ahayd oo ay taariikhduna ahayd 28/10/2011 shir ballaaran ku yeeshay caasimada labaad ee dalka Ingiriiska, magaalada lagu magacaabo Birmingham beelaha walaalaha ah ee Eelaay iyo Xariin kuwaasoo shirkooda kaga hadlayay waxyaabo quseeyo labada beelood iyo weliba sidii loo horumarinlahaa wada shaqaynta iyo walaalnimada labada beelood oo kawada tirsan beel weynta Digil iyo […]

Jaaliyada Beesha Xariin oo kushirtay dalka Ingiriiska go’aanana kasoo saartay shirkeeda.

Jaaliyada Beesha Xariin oo kushirtay dalka Ingiriiska go’aanana kasoo saartay shirkeeda.

Beesha Xariin oo kamid ah beelaha Digil iyo Mirifle ayaa waxa ay maalintii Sabtida ahayd ee ay taariiqduna ahayd 15/10/2011 shir kuyeelatay magaalada London ee dalka Ingiriiska. Shirka ayaa waxaa kasoo qaybgalay aqoonyahanada, haweenka, dhalinyarada iyo culumaa’udiinka beesha oo ku kala nool qaarado kala duwan haba u badnaadeene jaaliyadda beesha ee dalka Ingiriiska, xubno ka […]

Shir ay isugu yimaadeen gudiga beesha Boqolhore ee Uk, oo ka dhacay London, 05/10/2011 +Sawirro.

Shir ay isugu yimaadeen gudiga beesha Boqolhore ee Uk, oo ka dhacay London, 05/10/2011 +Sawirro.

Kulankan wuxuu dabasocdey saddex kulan oo sanadkan horey loogu qabtay magalada Birmingham oo ah magaalo madaxda labaad ee wadankan England. Kullankan waxaa ka soo qeybgalay xubno ka kala yimid wadankan England ah oo idil qaasatan magaalooyinka Birmingham, Leicester, Liverpool, Manchester iyo London. Dadka kulanka ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa xubnaha uu guddiga beesha ka […]

Dowladda Netherland oo mamnuuceysa Xijaabka iyo Indha-shareerka ay qaataan haweenka Muslimka ah.

Dowladda Netherland oo mamnuuceysa Xijaabka iyo Indha-shareerka ay qaataan haweenka Muslimka ah.

Dowladda Holland ayaa la filayaa in ay mamnuucdo xirashada Xijaabka iyo Indho-shareerka ay xirtaan Dumarka Muslimiinta ah, iyadoo arrintanna ay dowladdu sheegtay in ay uga hortegeyso dadka is-qariya, waxayna dadka arrintan u ololeynaya ay ku doodayan in wejiga qofka uu yahay aqoonsi. Ra’iisal Wasaaraha Dalka Holland Mark Rutte ayaa sheegay in joojinta xijaabka iyo indho-shareerka […]

Premium WordPress Themes
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology