Author Archive

Wasaarada Warfaafinta Iyo Xafiiska Q.M Qeybta Saxaafada Oo Isfahmi la’ Hadaba Maxay Tahay Arintaasi?

Wasaarada Warfaafinta Iyo Xafiiska Q.M Qeybta Saxaafada Oo Isfahmi la’ Hadaba Maxay Tahay Arintaasi?

Iyadoo mudo gaaban ay ka harsan tahay in Soomaaliya loo doorto madaxweyne ayaa waxaa soo baxaya khilaaf xoog leh oo la xiriira hanaanka tabinta doorashada Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa gaashaanka ku dhufatay Qorshe uu Xafiiska QM ee Somalia (UNSOM) ku doonayo inay Shirkad Isgaarsiin oo laga leeyahay dalka Kenya la siiyo Qandaraaska Tebinta Tooska ee […]

Horjooge Ka Tirsan Xarakadda Al-Shabaab Oo Wiilkiisa Xabsi Lagu Dhexdillay.

Horjooge Ka Tirsan Xarakadda Al-Shabaab Oo Wiilkiisa Xabsi Lagu Dhexdillay.

Wararka naga soo gaaraya Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa waxa ay kusoo waramayaan in saaka halkaasi lagu dilay wiil uu dhalay gudoomiyaha Al-Shabaab ugu magacaaban degaanka Moqokori ee gobolka Hiiraan. Dilka ayaa waxaa geystay nin ka mid ah Maleeshiyaadka degmada , waxaana la sheegay in wiilka la dilay uu ku xirnaa xabsiga , islamarkaana […]

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Oo Soo Xiray Kala Fadhigii 2-aad ee Baarlamaanka Jubbaland.

Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam Oo Soo Xiray Kala Fadhigii 2-aad ee Baarlamaanka Jubbaland.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo xiray kala fadhigii labaad ee Baarlamaanka Dowlada Jubbaland. Madaxweynaha ayaa Golaha Wakiilada u jeediyay qudbad dheer oo uu kaga hadlay dhinacyo badan. Arimaha Amaanka, Dhaqaalaha, Hananka Dowliga ah, iyo Xoraynta. Madaxweynaha waxa uu diirada saaray Qodob ahaa dib u xureeynta. Madaxweyne Axmed […]

Musharixiin Madaxweyne Oo Si Wadajir Usoo Saaray Warmurtiyeed.

Musharixiin Madaxweyne Oo Si Wadajir Usoo Saaray Warmurtiyeed.

Afar Murashax Madaxweyne oo haatan ku sugan Caasimadda dalka Uganda ee Kampala ayaa yeeshay Kulan ay kaga hadleen Arrimaha Siyaasadda iyo Doorashadda Maraxtinimadda Somalia. Murashixiintaasi oo kala ah Madaxweynihii DKMGS, Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Ra’isul-wasaarihii hore ee DFS, Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, C/raxmaan Sheekh Axmed “Faroole” iyo C/naasir Maxamed […]

Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Ergadii Soo Dooratay Xildhibaanada Ku Booriyay Ineey La Xisaabtamaan Xildhibaanadoodda.

Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Ergadii Soo Dooratay Xildhibaanada Ku Booriyay Ineey La Xisaabtamaan Xildhibaanadoodda.

Wakiilka Qaramada Midoobay u Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Michael Keating, ayaa si adag u faray Ergadii soo dooratay Xildhibaanada cusub inay kula xisaabtamaan wax qabadka ay la yimaadaan. Keating, ayaa sheegay Xubnaha Golaha Shacabka inay soo doorteen Ergo beeleedyo, lagana soo doortay degaanada ay ka soo jeedaan, sidaasi awgeedna ay muhiim tahay in Ergada Beelaha ay […]

(Daawo Sawirro) Daacish Oo Burburisay Buundooyinkii isku Xirayey Bariga Iyo Galbeedka Mosul.

(Daawo Sawirro) Daacish Oo Burburisay Buundooyinkii isku Xirayey Bariga Iyo Galbeedka Mosul.

Xoogaga Daacish ayaa la soo sheegayaa iney shalay oo Jimce aheyd burburiyeen buundooyinkii isku xiri jiray magaalada Mosul ee dalka Ciraaq. Talaabadan ayaa la sheegay iney tahay mid kooxdan ay ku dooneyso inay ku hakiso duulaanka ciidamada Dowlada Ciraaq oo hadda la wareegay bariga magaaladaasi Mosul. Buundooyinkii la burburiyey ayaa isku xirayey bariga & galbeedka […]

Khilaaf Hor leh OO Ka Taagan Doorashadda Aqalaka Sare Ee Soomaaliland

Khilaaf Hor leh OO Ka Taagan Doorashadda Aqalaka Sare Ee Soomaaliland

Murun iyo khilaaf xoogan ayaa ka taagan dhameystirka xubnaha aqalka sare u matalaya deegaanada gobolada waqooyi ee dalka Soomaaliya. Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib, guddoomiyaha guddiga doorashada xubnaha Somaliland matalaya ayaa sheegay in khilaafka uu ka dhashay doorashada iyo musharixiinta xildhibaanada aqalka sare u matalaya Somaliland. Jaamac  Qaalib, ayaa sheegay inay ku howlan yihiin sidii loo […]

UNHCR Oo Dib Usoo Celinayso Qaxootigii Ugu Badnaa Ee Soomaali Ah

UNHCR Oo Dib Usoo Celinayso Qaxootigii Ugu Badnaa Ee Soomaali Ah

Hay’adda Q.M u qaabilsan Arrimaha Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegay inay dib u soo laabteen 39,316 qof oo Somali ah, tan iyo markii la bilaabay Dib-u-celinta Qaxootiga ku sugnaa Kenya bishii December ee sannadkii 2014-kii. Warbixinta Toddobaadka ee UNHCR ayaa lagu muujiyey Tiro-koonkaasi, iyadoo sannadkii hore taageero la siiyey 33,725 qof oo ku soo laabtay Somalia. […]

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Beesha Caalamka iyo xubno kale

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo La Kulmay Wafdi Ka Socda Beesha Caalamka iyo xubno kale

Guddoomiyha  golaha shacabka jamhuuriyadda federaalka Sooomaaliyeed ayaa manta kulan  xafiiskiisa kula qaatay  xubno ka socday Beesha Caalamka iyo qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaysa  xilka  madaxweynaha  ee ku midoobay Golaha musharaxiinta. xubnaha ka socday Golaha musharaxiinta  u tartamaysa xilka madaxweynaha dalka ayaa  guddoomiyaha golaha shacabka u soo gudbiyey  in doorashadda  madaxweynaha loo sameeyo  habraac  daahfuran,  […]

Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS laga soo Doortey Galmudug ayaa walaac ka muujiyeen xaaladda Galmudug

Xildhibaanada Labada Aqal ee DFS laga soo Doortey Galmudug ayaa walaac ka muujiyeen xaaladda Galmudug

Mudanayaasha labada aqal ee dawlad goboleedka Galmudug laga soo doorto shir ay isugu yimaadeen maanta, waxey walaac ka muujiyeen xaaladda xasilooni-darrada siyaasadeed ee ka soo korortay dawlad goboleedka Galmudug, taasoo abuuraysa qalqal iyo jahwareer hor leh xilli deegaanada Galmudug ay ka jirto duruufo adag oo isugu jira abaaro iyo colaad. Mudanayaasha Labada aqal waxey ayagoo […]

Weboy
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology