Author Archive

Kormeerayaasha Caalamiga ee Doorashada Somaliland oo Warbixin Soo Saaray

Kormeerayaasha Caalamiga ee Doorashada Somaliland oo Warbixin Soo Saaray

Kormeerayaasha Caalamiga ee doorashada Somaliland ka dhacday maalintii Isniintii ayaa soo saaray qoraal horu-dhac ah oo ay uga hadlayaan doorashada, iyagoo ku tilmaamay qaabka doorashada u dhacday inay aheyd mid wanaagsan. Kooxdan Kormeerayaasha ayaa sheegay in dal-daloolooyin ay ka muuqdeen qaabka ay u dhacday doorashada, waxaana ay qireen hanaanka wacyigelinta doorashada ay aad u liidatay, […]

Wararka Dibada: Militariga Zimbabwe oo La Wareegay Xarumaha Dowlada

Wararka Dibada: Militariga Zimbabwe oo La Wareegay Xarumaha Dowlada

Ciidamada Militariga ee dalka Zimbabwe ayaa xalay saqdii dhexe iyo arooryadii Saaka oo Arbaca ah la wareegay Telefishinka dowlada ZPC iyo qaar kamid ah Xarumaha dowlada. Askarta ku hubeysan gaadiidka dagaalka ayaa lagu arkayaa wadooyinka caasimada Harare. Afhayeen u hadlay Militariga oo kasoo muuqday Telefishinka ayaa sheegay in hawlgalka socda uusan ahayn afgembi balse ay […]

Daawo Sawirrada: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Gaaray Magaalada Baraawe

Daawo Sawirrada: Ra’iisal Wasaare Kheyre oo Gaaray Magaalada Baraawe

Raysalwasaaraha Xukuumadda Federasliga ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa ka duuley garoonka Muqdisho, waxaana safarkoodu ku jeedaa degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada Hoose. Madaxweynaha Maamulka Konfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Adam ayaa ka horeeyey wefdga Raysalwasaaraha, waxaana ay saakey diyaarad ka qaateen magaalada BAydhabo ee xarunta kumeel gaar ah ee […]

Wasiir Maryan Qaasim oo Xilkii Iska Casisha

Wasiir Maryan Qaasim oo Xilkii Iska Casisha

Maryan Qaasim wasiirkii gar-gaarka iyo maareynta musiibooyinka dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa iska casishay xilka,waxa ayna noqotay wasiiradii labaad oo iska casishay xilka. Muddooyinkii u dambeeyay ayaa la sheegayaa in ay jireen isku dhac u dhaxeeyay wasiiradda iyo raysal wasaare Kheyre oo ku saabsanaa howlaha wasaaradda. Drs. Maryan Qaasim ayaa sheegtay in ay isku […]

Bil kadib oo La Soo Bandhigay 5 Qof ee Loo Qabtay Qaraxii Zoobe+Sawirro

Bil kadib oo La Soo Bandhigay 5 Qof ee Loo Qabtay Qaraxii Zoobe+Sawirro

Dowlada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada shan nin oo loo qabtay qaraxii 14-kii Oktoober ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen in ka badan 358 qof. Waxaa weli su’aalo badan la iska weydiinayaa qaabka uu u socdo baaritaankaasi, iyadoo dowlada marar badan dib u dhigtay baahinta ama xogta halka uu marayo […]

Shariif Xasan oo Gaaray Baraawe

Shariif Xasan oo Gaaray Baraawe

Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa gaaray Magaalada Baraawe ee xarunta Maamulka Koonfur Galbeed. Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa safarkiisa Magaalada Baraawe waxaa ku wehlinaayay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Maamulkaasi. Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha hoose ayaa Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baraawe wuxuu ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Koonfur Galbeed. Saacadaha soo […]

Somaliland oo Digniin u Dirtay Puntland

Somaliland oo Digniin u Dirtay Puntland

Musharraxa Xisbiga Kulmiye ee Soomaaliland Muusa Biixi ayaa fariin hanjabaad ah u diray Maamulka Puntland. Muusa Biixi ayaa sheegay in xubno ka tirsan Puntland faragalin qaawan ay ku hayaan doorashada madaxtinimada Maamulkaasi Soomaaliland. Waxaana uu carabka ku dhuftay, haddii Puntland ay joojin weyso faragalinta ay weerari doonaan Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulkaasi. Sidoo kale Musharraxa […]

Ciidamada Amaanka Muqdisho oo Bilaabay Hubinta Gaadiidka AMISOM

Ciidamada Amaanka Muqdisho oo Bilaabay Hubinta Gaadiidka AMISOM

Ciidamada dowladda Federalka Somaliya, gaar ahaan ciidanka ku sugan xayndaabka Madaxtooyada Somaliya ayaa bilaabay inay hubiyaan gaadiidka Amisom ee maraya wadada, marka ay soo gaaraan Koontaroolka ciidanka ay joogaan. Sheekada ku saabsan in ciidamada dowladda ay hubiyaan gaadiidka Amisom waxa ay ka dambeysay, kadib markii maalmahan dambe Magaalada si wayn looga hadal haayay suurtagalnimada in […]

Mareykanka oo Ka Horyimid In AMISOM Ay Ka Baxdo Soomaaliya

Mareykanka oo Ka Horyimid In AMISOM Ay Ka Baxdo Soomaaliya

Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa hawlgalka Midowga Afrika ee Amisom ka codsatay in ay kusii nagaadaan,islamarkaana aysan ka bixin , maadaama wali xaaladda amni ee Soomaaliya ay xun tahay. Dowladda Mareykanka waxa ay sheegtay in ballaarin doonto howlgalka iyo taageerada Ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya si loo ciribtiro Al-Shabaab. Waxa ay sidoo kale dowladda […]

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Sheegtay In La Adkeeyay Ammaanka Muqdisho

Wasaaradda Amniga Soomaaliya oo Sheegtay In La Adkeeyay Ammaanka Muqdisho

Wasaaradda amniga Somaliya ayaa sheegtay in si wayn loo adkeeyay ammaanka Magaalada Muqdisho, iyadoo laga duulayo ka hortagga weeraro Shabaab ay ka gaystaan Magaalada Muqdisho. Afhayeenka Wasaaradda amniga Somaliya C/casiis Cali Ibraahin, ayaa sheegay ciidamada ammaanka inay kordhiyeen hawlgalada ay ku xaqiijinayaan ammaanka Magaalada Muqdisho, sidoo kalena lagu hubinaayo gaadiidka Magaalada. Wuxuu sheegay qorshaha adkeynta […]

Advertisement

Recently Commented

WordPress Blog
Please Write to us via these Emails: Ishabaydhaba@hotmail.com, zoobeyare@hotmail.com
Copyright © 2011. All Rights Reserved. Developed by: Kulung Technology