Warar
Turkish Airlines oo markii 2-aad ka soo degi wayday Garoonka Muqdisho »
Maalintii labaad ayaa Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ay ka soo dagi la’dahay diyaarada Turkish Airways, aydoo mar kale rakaabkii ay waday dib ugu celisay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Wararka qaar ayaa sheegaya in diyaaraddu...
May 18 2012 / No comment / Read More »
Gulf Considers Saudi Arabia and Bahrain Union »
Gulf leaders gathered in Riyadh on Monday to discuss developing their six-nation council into a union, a Saudi proposal likely to start with the kingdom and unrest-hit Bahrain. But the proposed union between the regional...
May 18 2012 / No comment / Read More »
War Deg Deg Ah: Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Rawlings oo soo gaaray Muqdisho »
Ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Jerry Rawlings ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ku soo dhoweeyeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo saraakiisha ciidamada...
May 18 2012 / No comment / Read More »
Taliyaha Ciidamada Ethiopia ee Soomaaliya oo sheegay in mardhow ay ka Sifeyn doonaan Al-Shabaab gobolada Koonfur galbeed »
Taliska Ciidamada dowladda Ethiopia ee ku sugan magaalada Baydhabo ee xarunta gobollka Baay ayaa sheegay in maalmaha soo socda si deg deg ah looga wada saarayo gobollada Baay iyo Bakool kooxda Al-shabaab. Taliyaha ciidamada Ethiopia...
May 18 2012 / No comment / Read More »
Ciidamada AMISOM oo la geynayo deegaanada Puntland »
Shir saxaafadeed uu wasiirka arimaha gudaha iyo amniga maamulka Puntland Khaliif Ciise Magan uu ku qabtay magaalada xarunta u ah maamulkaasi ee Garoowe ayaa waxa uu ku sheegay in maamulkiisu ka baaraandagayo qorshe ciidamo ka...
May 18 2012 / No comment / Read More »
Ciidamada Dowlada iyo Xoogaga Al-Shabaab oo ku dagaalamay Degmada Dharkeenley »
Xaalada magaalada Muqdisho oo habeennadan daganayd ayaa xalay qaybo ka mid ah waxaa ka dhacay dagaallo qasaaaro geystay kuwaa oo u dhexeeya Al-shabaab iyo dawladda KMG ee Soomaaliya. dagaallada xalay ayaa waxaa ay ka dheceen...
May 18 2012 / No comment / Read More »KEYDKA SAWIRADA
Daawo: Dhismayaasha Quruxda badan ee Aduunka loo daawasho tago »
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com...
May 9 2012 / No comment / Read More »Daawo Sawirada: Ardayda Soomaaliyeed ee Turkiga oo soo bandhigay Hidaha iyo Dhaqankeena »
Ashraf Macallin Nuur: Ishabaydhaba.com Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com...
May 8 2012 / No comment / Read More »Daawo Sawirrada Farshaxankii Caanka ahaa ee Amiin Arts »
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com...
May 7 2012 / No comment / Read More »Daawo Sawirada: Odayaasha Ansixinaya Dastuurka Cusub ee Soomaaliya »
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com...
May 6 2012 / No comment / Read More »Daawo Sawiradii ugu danbeeyay ee Amiin Arts »
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com...
Apr 27 2012 / No comment / Read More »Daawo Sawirada: Soomaalida ku nool dalka Yaman oo ka qeyb galay Bandhig Dhaqameed »
Jaaliyadda Soomaalida ee ku nool dalka Yemen ayaa wacdaro ka dhigay Bandhig Hidaha iyo Dhaqanka ah oo ay ka qeybgaleen Dowladdo dhowr ah oo...
Apr 27 2012 / No comment / Read More »Daawo Sawirada: Xuska Sanad Guuradii 52-aad ee aas aaska Ciidamada Xooga oo Muqdisho lagu qabtay »
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com...
Apr 23 2012 / No comment / Read More »Daawo Sawirada: Farshaxankii Amiin Arts »
Kala soco warar sugan: Ishabaydhaba.com Email: Ishabaydhaba@hotmail.com...
Apr 20 2012 / No comment / Read More »































